Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa ilaa xalay waxa ka taagan jahwareer dhinaca ganacsiga ah kaddib markii uu mar kale hoos dhac ku yimid qiimahaha lacagta birta Itoobiya,
Continue reading this post…
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa ilaa xalay waxa ka taagan jahwareer dhinaca ganacsiga ah kaddib markii uu mar kale hoos dhac ku yimid qiimahaha lacagta birta Itoobiya,
Continue reading this post…
Borama-(Lug)-Isku day la doonayey in xabsiga saldhigga Booliska Boorama lagaga sii daayo laba xubnood oo la sheegay inay ka tirsan yihiin xukuumadda Sh.Shariif ee dalka Soomaaliya Continue reading this post…
Hargeysa (HWN)-Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan Boodhkii Jaamacadda Timacadde ee Gabilay oo todobaadkii hore loo bedelay dugsiga Sare Timacadde Continue reading this post…
Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa bahwaynta gobolada awdal iyo salal ee ku dhaqan wadanka Koonfurta Africa(South Africa) in la qaban doono Shirwaynihii Kowaad ee abid ka dhaca wadankan Continue reading this post…
Uruka Daryeelka Caruurta Agoomaha Ah ee Kaalmo oo haya caruur agoomo ah waxa uu ka codanayaa dhaamaan umada muslinka ah ee ku nool gudaha dalka iyo dibadaba in ay soo caawiyaan caruurta Agoomaha ah
Continue reading this post…
Boorama-(Lug)-Afur iyo casho isku dhafan loo dhan yahay oo loo qabtay dad aad ubadan oo sooman ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga hoose dhexe ee Al-furqaan ee magaalada Boorama
Continue reading this post…
Boorama-(Lug)-Gudoomiyihii komishanka qaran ee deg. Boorama Mud. Cabdilaahi Cabdi Warsame ayaa maanta ay boolisku saldhiga ku xidheen mudo kooban,
Continue reading this post…
Hargeysa-(Lug)-Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland General Besfe Taday, ayaa sheegay in xidhiidhka diblomaasiyadeed, ganacsi iyo wada shaqaynta labada wadan ee Somaliland iyo Itoobiya
Continue reading this post…
Waxaan Balan Qaadayaa Inaan Ummada Dhex U Noqdo, Qof Danbe Oo Sharci Daro Lagu Xidhi Doona Dhici Mayso” Taliyaha Cusub Ee Booliska Cilmi Kabaal.
Continue reading this post…
Hargeysa-(Lug)- Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland
Continue reading this post…
Ma aqbali karno inaan daawanno siyaasiyiin ku hadlaya magac beeleed iyo mid xisbi”
Muwaadin kasta wuu i caayi karaa, loona qabsan maayo laakiin marka qarannimada qiilqiil la gelinayo……” Continue reading this post…
Borama-(Lug)-Maasuuliyiin sarsare oo xeeldheer arrimaha deegaanka, kana tirsan urur caalami ah oo la yidhaa Soomaaliya/Somaliland ecological society, fadhigiisuna yahay dalka Ingiriiska Continue reading this post…
Mudane: Maxamed Isxaaq Wabar iyo Marwo Hibaaq Aadan Talan, oo meherkoodo ka dhacay wandanka Sweden.Taariikhdo markay ahayd 14/08/2010. Continue reading this post…
Xabxabku Wuxuu Isbedelay Muuqiisii Dhadhankiisii Iyo Mudadii Uu Ku Bixi Jiray Dadkuna Ma Iibsanayaan Xabxabka Nooocan Cusub Ah.
Boorama-(Lug)-Xaalad ba’an oo dhinaca dalaga beeraha ee sanadan la beeray gaar ahaan xabxabka oo xumaaday ah ayaa soo foodsaartay beero lay tiro badan oo ku dhaqan degaanka Baki. Continue reading this post…
Hargeysa-(Lug)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland ee Shaqada ka sii tagaya Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa ka warramay guud ahaanba halka uu marayo amniga dalka Somaliland,
Continue reading this post…
Kulan balaadhan oo ay maalmahan wada qaadanayeen dhalnyarada beelaha Jibriir Yoonis oo ah urur cusub oo la aasaasay horaantii sanadan 2010 ayaa waxa ka soo baxay go’aamo wax ku ool ah oo lagu taageerayo xukuumada uu gobolka Awdal u matalayo madaxwayne ku xigeenka JSL Continue reading this post…
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay kulanka Magaalada Addis ababa ku dhex maray Madaxweynihii hore ee Somaliland
Continue reading this post…
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Aadan Maxamed Mire Waqaf, ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu ku tartami doono jagada Guddoomiye-nimada xisbiga UCID, Continue reading this post…
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan xildhibeenada dawladda Sh.Shariif ayaa muddo toddobaad ahba ku jira xabsiga saldhiggaa Booliska Boorama, halka mid kalena la raadinayo .
Continue reading this post…
Dhamaan xubnaha Dalada Ardayda JSL ee dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Dalada aradyda jsl ee dalka Yemen,
Continue reading this post…