Archive for September, 2007
Posted in September 17th, 2007
17 September 2007By NICKI THOMAS, AND BROOKES MERRITT, SUN MEDIAPolice suspect a shooting at a nightclub yesterday was retaliation for a horrific double homicide that claimed two members of the Somali community earlier this month.Cops were called to the Element Lounge at 10807 106 Ave. around 2:30 a.m. Because a man and teenage boy had […]
continue reading.....
Posted in September 15th, 2007
15 September 2007
Mandel is livid, Bronconnier pleased as Stelmach hands out funds for citiesGraham Thomson, The Edmonton JournalPublished: 2:06 amTo say Edmonton’s mayor rained on the premier’s parade Friday afternoon is to say Niagara Falls drips water.Mayor Stephen Mandel opened up a deluge of disappointment and bitter feelings at the premier’s news conference where the […]
continue reading.....
Posted in September 14th, 2007
Saylicipress14 September 2007Dadka qurbaha jooga ayaa dhibaato ka haysataa sidii ay u noolaan lahaayeen nolol ku salaysan diinta iyo dhaqankoodii dalka hooyo oo ay uga fogaan lahaayeen wixii shiki galinaya inay ku dhacaan xaaraan ama wax ilaahay uusan raali ka ahayn. haddaba waxa ugu badan ee khilaafka ka bilowdaa shaqada ay hayaan dadku ama sida […]
continue reading.....
Posted in September 13th, 2007
MOGADISHU, Somalia:A Somali opposition alliance will be led by an Islamic courts leader and a former parliamentary speaker, a spokesman announced on Thursday.Sheik Sharif Sheik Ahmed, the former chairman of the executive council of Islamic Courts, was elected the new chairman of the Somali opposition alliance and Sharif Hassan Sheik Aden, the ousted parliamentary speaker, […]
continue reading.....
Posted in September 13th, 2007
Halkan waxaan rabnaa inaan ku soo bandhigno suugaan ka mid ah Suugaantii abwaan Shamsan Isamil Nur oo hadda ku nool gobolka kansas ee dalka USA ,hadaba heestan oo magaceeda la yidhaa Eedaad oo ah hees jacayl ah oo uu sameeyay Abwaanku 1991kii isaga oo ku sugnaa dalka Djibouti ka dib markii uu ka soo laabtay […]
continue reading.....
Posted in September 13th, 2007
BAIDOA, Somalia (AFP) — Three civilians were killed Thursday in the Somali capital and a senior government official escaped an assassination bid in the country’s central region.The three were killed in separate gun attacks in Mogadishu’s notoriously dangerous Bakara market while another civilian was wounded, witnesses said.In the central Hiraan region, insurgents hurled a grenade […]
continue reading.....
Posted in September 13th, 2007
Dhafoorgoror:
erey ahaan waa marka dhiigu madaxa ka soo dhaadhocoDhibjirta aawadeed = maskaxgoror ;Macnahase uu gabaygan ereygu ugu jiraa waa marka waddan dadka dhafoorka ahiKu yaraadaan, ha dhinteen ama ha dhuunteen amaba ha dhoofeene, sida dadkaWaaya-araga ah, kuwa iskuulada sarsare le, samataliska, IndheergaradkaQalinyahanka, Aqoonyahanka ; kadibna hoggaanka ummadda loo cidleeyobarbaar aqoontoodu hoosayso iyo qaar ka […]
continue reading.....
Posted in September 12th, 2007
Hargeysa Iyo Burco Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland —12 September, 2007
Bannaanbaxyo Lagaga Soo Horjeedo Xadhigga Siyaasiyiinta Qaran Oo Si Nabadgelyo Ah Uga Dhacay Hargeysa Iyo Burco
Hargeysa.Sept.12.2007.(Somaliland.Org) Muadaaraado balaadhan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Mudaraadka ka dhacay caasimada Hargeysa oo ay soo agaasimeen hogaanka ku meel gaadhka ah […]
continue reading.....
Posted in September 12th, 2007
Suleiman Egeh12 September 2007
Quotes
“Justice is conscience, not a personal conscience but the conscience of the whole humanity, those who clearly recognize the voice of their own conscience usually recognize also the voice of justice” Alexander Solzhenitsyn
“To accomplish great things, we must dream as well as act” Anotole France
The changing political windsCan Kulmiye take charge and […]
continue reading.....
Posted in September 12th, 2007
RAMADAAN KARIIM.12 September 2007Abdiqani Ateyeh
Maalin maalmaha ka mid ah, oo an qiyaasayo inay ahayd horraantii siddeetanadii (Early 80’s), anigoo jooga Boorama, ayaa loo dareeray doorasho lagu sheegay mid loogu codaynayo madaxerynihii dalka ee wakhtigaasi. Kaasi oo ahaa marxuun Maxamad Siyaad Barre (Allaha u Naxariisto). Labo sanduuqbaa la keenay oo midkood midabkiisu ahaa Buluug midka kalana […]
continue reading.....
Posted in September 12th, 2007
ASMARA (AFP) — Somali opposition leaders meeting in Eritrea united Wednesday in a common alliance against Ethiopian forces, warning Addis Ababa it was “now or never” for its troops to withdraw.But Somalia’s government warned that the group was “upgrading terrorism cells” in the country, which western intelligence fear could become a haven for extremists, a […]
continue reading.....
Posted in September 11th, 2007
By Aweys YusufMOGADISHU, Sept 10 (Reuters) - Mortar bombs firedby suspected Islamist insurgents killed a woman andher three children in Mogadishu in the first suchattacks in the Somali capital in weeks, witnesses said on Monday.
Several other people were injured in theshelling late on Sunday, which locals saidappeared aimed at the presidential palaceVilla Somalia but struck […]
continue reading.....
Posted in September 11th, 2007
Djibouti gabdhaha ku nooli caymale ee Geeljiroow afka nin bari ku yaal ma xishoodaa. Cabdalle Sigad11 September 2007Rabadaan baa soo galaya oo danbi ku fogaan mayo waxase wax lala yaabaah qofdhan oo wax sheeg isyidhi oo waaya arag nimo iyo aqoon iyo murti isbidayoo hadana aan garan waxa uu sheegayaayi in uu ceeb u soo […]
continue reading.....
Posted in September 11th, 2007
Shabait.com (Asmara)DOCUMENT11 September 2007Posted to the web 11 September 2007
AsmaraTo: The State Department
To: The Security Council
To: The Arab League
To: The European Union
To: African Union
Date: 08th September 2007
SUBJECT: RESPONSE TO STATEMENTBY ASSISTANT SECRETARY OF STATE DEPARTMENT FOR AFRICAN AFFAIRS
We, the representatives of the Somali Diaspora, the Civil Society, the Union of Islamic Courts and the members […]
continue reading.....
Posted in September 10th, 2007
Zakariye Carab10 September 2007
Kulan ka dhacay maanta Hotel Rays oo wax lagaga qabanayo baahida ka jirtay Dugsiga Sare ee Sh. Cali Jowhar
“1973-kii markii bulshada reer awdal ku fikireen …ayuu badhasaabkii waqooyi galbeed ku yidhi” Macalin Cumar Bidaar.”
waa Xaq waajib ah inaan illaalino danta” Xaamud - Maamulaha Sh. Cali Jowhar.”Waxaad moodaa in bulshada uu ka dhintay […]
continue reading.....
Posted in September 10th, 2007
published on Saylicipress.net (08 September 2007)By: Omar SulthanAniga oo ku hadlaaya magaca dhalinyarada qurba jooga maxad case kuwaas oo kala jooga Waqooyiga Ameerika, yurub, kanada, iyo bariga dhexe, waxaan marka hore taageero buuxda labarbar taaganahay go’ aan ka geesinimada iyo badheedh ka ah ee ay dhawaan kala noqdeen kalsoonidii iyo taageeradii xisbiga kalidii taliska ah […]
continue reading.....
Posted in September 9th, 2007
Mogadishu - A central Somali governor escaped a roadside explosion as violence in the lawless Horn of Africa nation killed three civilians, police said on Sunday.Yusuf Ahmed Hagar, the governor of central Somalia Hiran region, escaped a roadside bomb in Beledweyen, about 350 kilometres (215 miles) north of Mogadishu.
His bodyguards opened fire and killed a […]
continue reading.....
Posted in September 9th, 2007
Somali opposition figures are warning of an all-out war to expel Ethiopian troops backing the country’s transitional government.The warning came at a conference of opposition leaders that began Thursday in the Eritrean capital of Asmara.
An opposition spokesman, Zakariya Mahamud Abdi, said violence has escalated in the Somali capital of Mogadishu since Ethiopian troops along with […]
continue reading.....
Posted in September 9th, 2007
By Jack Kimball
ASMARA (Reuters) - A conference of Somali opposition figures criticised the United States on Saturday for allowing regional power Ethiopia to keep troops in their homeland.Critics of the Somali interim government and its Ethiopian military allies say Washington’s tacit blessing enabled Prime Minister Meles Zenawi to move thousands of soldiers into Somalia last […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
Qarnigii 9aad ilaa kii 11aad MD, kooxo Xabashi ah ayaa ka soodhaqaaqayay Tigray oo soo gaarayay degmooyinka bariga Agaw ee Lastaiyo Waj, iyo Angot oo ahayd bartamaha galbeed ee dhulka Cafarta. Isla Qarnigii - 11aad ilaa bilowga qarnigii 12aad, kooxdaasi waxay soo gaartay dhulkawabiga Bashiilo oo ah WG ee Wallo1. Dhulkan oo markaa laga bilaabonoqday […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
Marka hore waxaan ku bilaabayaa magaca eebe ee naxariista naxariis guud iyo mid gaar ahaaneed. Hadaba, hadaan u gudbo ujeedada igu dhalisay dhanbaalkayga, amaba aan gudagalo ayaa waxay tahay in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii fogaanayso colaadii sooyaalka ahayd ee u dhaxaysay shacabka soomaaliyeed iyo xukuumadaha xabashida, Waana taas aan manta u cuskaday qalinka, […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
08 Septemper 2007Aniga oo ku hadlaaya magaca dhalinyarada qurba jooga maxad case kuwaas oo kala jooga Waqooyiga Ameerika, yurub, kanada, iyo bariga dhexe, waxaan marka hore taageero buuxda labarbar taaganahay go’ aan ka geesinimada iyo badheedh ka ah ee ay dhawaan kala noqdeen kalsoonidii iyo taageeradii xisbiga kalidii taliska ah ee daahir Rayaale Kaahin.
kuna biiray […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
By WARREN P. STROBELMcClatchy Newspapers
WASHINGTON In his first videotaped message in nearly three years, terrorist leader Osama bin Laden accused President Bush of leading the United States to failure in Iraq.He also needled congressional Democrats for not stopping the war.Bin Laden asserted in the rambling half-hour video that the U.S. is repeating the mistake of […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
waxaan aad iyo ad ugufaraxsanahay inay jiraan hablo soomaaliyeed oo awood uleh hal abuurka inkastooy badan yihiin dadka yaraysta awoodooda hal abuurnimo aniga laftaydu waxaan aaminsanaa inayna karti ulahayn hal abuurka waxaanan odhan jiray
tarabuunka maansada marka loo tartamo gabay haween laguma tala galo hadanna waxaa waajib igu noqotay inaan noqdo midka ugu baaqa inaa […]
continue reading.....
Posted in September 8th, 2007
Eliezer WanguluNairobi07 September 2007The crisis in Somalia has sucked Horn of Africa nations and the U.S. into a vortex of violence that will not end until Somalia evolves and manages its own peace process, writes ELIEZER WANGULU
Towards the end of nineteenth century, Somalia was partitioned between European colonial powers and Ethiopia. The Somali Peninsula, one […]
continue reading.....