Archive for October, 2007
Posted in October 18th, 2007
Part I
Introduction:
The clock of time never stops. Our modern times are a continuation of an ancient times. our lives came from other lives that existed in the universe long time ago. Live never begins in a vacuum, one of the major tenants of the living theory or cell theory if you will is, all living […]
continue reading.....
Posted in October 18th, 2007
First, we would like to make the following statements:
Awdal Roads Company is a completely separate entity from the Principality of Freedonia.
Jim Davidson and Michael VanNotten were not the authors of the material formerly located here. A recent trip to Awdal by Jim Davidson and Michael VanNotten, of Awdal Roads Co., ended up involving Freedonia in […]
continue reading.....
Posted in October 17th, 2007
Somalia is divided into autonomous regions along clan system and the prospect of being united is at the present very remote. However, the United Nations is hoping that Somalia will be born again and flourish as one nation under one flag.But the dilemma facing all Somalis is unprecedented. There were so many meetings, negotiations, and […]
continue reading.....
Posted in October 16th, 2007
Waxan jeclaystay inaan jawaab saaxiibnimo an uga celiyo saaxiibkay C/Naasir Xasan Tukaale, murtidiisii qiimaha iyo qaayaha badnayd ee:
“Taagan Daba Dheer Talo Maxaad u Haysaa?”
Waxan xusuustaa inaan mar dhexdaasiya ka codsaday C/Naasir inuu kusoo celiyo Murtidiisaas dhaxal galka ah. Mar labaad ayuuna C/Naasir ku soo celiyay oo la odhan karo waa markii ku habboonayd.
Aad […]
continue reading.....
Posted in October 15th, 2007
MOGADISHU (AFP) — At least eight people were killed and several wounded Monday in fighting between forces from the breakaway Somali states of Somaliland and Puntland over a disputed border town, commanders said.
The latest violence, sparked by a long-running territorial dispute, broke out early Monday in Sool, a region split between sub-clans backing the feuding […]
continue reading.....
Posted in October 15th, 2007
Marka hore waxaan ku bilaabay magaca eebe (SWT), sharaf iyo maamuusna waxay u ahaatay nabigeenii suubanaa Maxamad binu c/laahi (SCW).
Intaasi ka dib qormada aan qalinka u cuskaday doorkan ayaa ah mid taxane’ah arimo door ahna xambaarsan, kuwaasoo mudan in xal loo helo waajibna ka saaranyahay qof kastoo wadaninimo ku dheehantahay jecelna horumarka gayiga iyo dadka […]
continue reading.....
Posted in October 15th, 2007
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Soomaaliland C/Raxmaan Aw Cali Faarax oo mudo labo beri ah ku sugnaa magaalada Boorama, ayaa siyaasiinta gobolka Awdal mucaarad iyo muxaafidba u nisbaynayeen inay la xidhiidho loolanka siyaasiin badan oo reer Awdal ahi ugu jiraan tartanka musharaxa madaweyne ku-xigeenka ee xisbiga Kulmiye.
Socdaalka Cabdiraxmaan Aw Cali, ayaa sida wararku ay sheegayaan la […]
continue reading.....
Posted in October 15th, 2007
jawaab ku socota dhallinyartii u kala safatay Maxamad case iyo Makaahiil
waxaan aad uga xumaaday oo aan u arkay arrin ayaan darro ah qoraallada laysugu jaawaabayay maalmahii u danbeeyay ee dhexmarayay qaar ka mid ah dhallinyarteenna, oo ahaa qoraallo aad u foolxun oo dad badani walaac ka muujiyeen, maxaayeelay waxaa doqonniimo ah dunida oo maanta qaarad […]
continue reading.....
Posted in October 15th, 2007
By Ramesh MathewA VISITING member of parliament from Somaliland has appealed to Arab countries, in particular GCC states, to consider sending fact-finding missions to his African “country” to understand “ground realities” there.
The parliamentarian, Nasir Nagi Ali, also requested GCC states to explore the possibility of opening diplomatic offices in Somaliland. This, he said, would help […]
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
Gudoomiyaha Ururka Daryeelka iyo badbaadada ee Kaalmo Caasha Jaamac Faarax ayaa ugu baaqday jaaliyadaha dibada iyo kuwo dalka gudihiisaba in ay ka codsanayaan in caruurta Agoonta ee Kaalmo ay gacanta ku hayso aanay sanadkan u hayn wax ay ku ciidsiiyaan
sidaasi awgeed waxay ka dalbanayaan umadaha muslimiinta ah ee daneeya nolosha caruurta barakacday iyo kuwa agoomaha […]
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
Sheekh Aways Sheekh Ali oo ka mid ah Imaam yada masaajiida magaalada Borama ayaa ka waramay bixinta Sakada iyo cidii ay ku waajibto Sheekh Aways waxa uu sheegay in xaafada uu ku nool yahay ee Saybeeriya ay had iyo jeer Culumada odayaasha iyo dhalinyaradu iska kaashadaan sidii Sakada ay qoysasku bixinayaan meel la iskugu keeni […]
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
Waxaa maanta si xoogleh looga ciiday magaalada Borama iyo guud ahaan Dalka Somaliland waxaana salaadii ciidul fidrida saaka subxadii hore lagu tukaday masaajida magaalada Borama qaarkood kuwaasi oo ay ka soo qayb galeen Maamulka Gobolka , Degmada , Culumaa’udiin iyo dadwayne aad u tiro badan oo ay ka qayb qaadayeen salaada ciida .
Waxaana munaasibada Salaada […]
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
Si wayn ayaa looga ciiday magaalada Borama waxaana aad dareemaysay inay maalintani tahay maalin wayn suuqyada magaalada Borama waxa camiray dad caruur u badan oo xidhan dhar bilicsan watana qalabka caruurtu ku ciyaaraan waalidkoodna ay bar bar socdaan oo isaga kooshaya wadooyinka magaalada badhtankeeda ah, waxaana ay magaaladu ku toostay Takbiirta salaada ciida taasi oo […]
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
Saylicipress.net - Awdal: The Land of Ahmed Guray: BahdaSaylici: Ciid Mubaarik
Saylicipress.net
continue reading.....
Posted in October 12th, 2007
bahda saylici waxay idiin rajaynayaan in aad bash iyo barwaaqo kugaadhaan sanadkan sanadkiisa;
ilaahay umada reer Awdalna qalbiyadooda ha isku soo dhaweeyo.
ilaahay ducadii iyo salaadihii ha’inaga aqbalo.
aamiin
Saylicipress.net
continue reading.....
Posted in October 11th, 2007
Submitted by admin on Thu, 11/10/2007 - 14:49.Komishanka doorashooyinka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday guddiga kala hawlgelidoona hawsha diwaangelinta cobdixiyaasha doorashooyinka iyo sugida jinsiyadda. isla markaana waxa ay cayimeen wakhitga kamadambaysta ah ee Xisbiyada Qaranku qalinka ku duugi doonaan muddo kordhinta doorashooyinka.
Komishanku waxa ay sidaa ku sheegeen shirjaraa’id oo ay shalay ku qabteen xaruntooda Magaalada […]
continue reading.....
Posted in October 11th, 2007
Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi Oo Ka War Bixiyay Arrinki Dhexdhexaadinta, Xogo, Talooyin Iyo Tusaaleyn Cajiib Ahna Kasoo JeediyeySayliciPress — 11 October, 2007
Gudoomiyihii ergadii dhexdhexaadlnta Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa soo saaray warbixin dheer oo qoraal ah oo xanbaarsan talooyin culus oo si toos ah ugu socda Madaxweyne Rayaale iyo hoga tusaalayn guud oo […]
continue reading.....
Posted in October 10th, 2007
Aniga oo tixraacaya maqaal aw qorey maxamed jamac dharaaroo runtii si wanaagsaneyn ugu talax tegey beesha maxamed case
beryahan danbe waxan jirta ina beesha makaahiil is diidsiineyso runtaoo ah in maxamed case foodkii u danbeeyey ku guuleystey doorashadii7 xubnood halka samaroonka kale oo dhaammi ka heley 6 kursi markala isku daro, iyaga oo weliba ay u […]
continue reading.....
Posted in October 10th, 2007
Waxaan rabaa inaan ka jawaabo maqaal uu ku soo qoray harowo nin sheegayanaMustafe Jaamac Dharaar oo jooga South Africa Ocotober 7, 2007ninkaasi oo u hadlay si aan aqli iyo cilmi midna kamuuqan.Maqaalkaa oo cinwaankiisu ahaa.
Faalo: Dulqaadka Mujaahidka, Damaca Maxamedd Case iyo Dayacnaanta Xisbiga Kulmiyemarka hore sxb kay mustafe waxan leehay mujaahid kaad sheegaysaa ayuu […]
continue reading.....
Posted in October 9th, 2007
Ma Xisbi Awdal, Keensataybaa Jira?. (Qaybta 3aad)
Annaguna Ciidnee, Idinkuna Ciida: !!!
Waa qaybtii saddexaad ee maqaalkeena taxanaha ah. Qaybtan iyada ahna waxaynu ku gorfayni doonnaa taladii labaad ee aynu Isla maqaalkaas ugu soo jeedinay reer Awdal. Taladaasina waxay ahayd sidatan:
II. Keensada Xisbi, Ka Yimidday Awdal.
Waxaynu […]
continue reading.....
Posted in October 9th, 2007
Waxan akhriyey maqaal ay qortay gabar la yiraa Najma kaasoo ay cinwaan uga dhigtay madaxweyne ku xigeenka Maxamed Case ayaa iska leh. Runtii ma xuma laakiin maqaalka waxa ka muuqatay caadifad qabiil,Najma waxba ma taransan tolkeedna ceeb uunbay usoo jiiday.Haddii xaqiiqda laga hadlo arintu sidaa ay sheegtay uma dhawa aadbay uga fogtahay qoraalkeeduna waa mid […]
continue reading.....
Posted in October 9th, 2007
Gudiga doorashooyinka Dalka Somaliland ayaa dhawaan soo saaray Go’aan ah in doorashooyinkii golayaasha degaanka iyo madaxtooyada ee la filayay inay dhacaan bisha December ayaa dib loo dhigay ilaa SanadkaBisha December 2008.
Waxaa ay dad badani aragtiyo kala duwan ka bixiyeen Dib u dhigista doorashooyinkaa loo sameeyey taasi oo dadka intooda badani ay hadal hayaan in […]
continue reading.....
Posted in October 8th, 2007
Waxa goordhawayd gudida doorashooyinka ee Somaliland ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in doorashooyinkii ka qabsoomi lahaa dalka dib loo dhigay, siiba doorashooyinka golaha deegaanka iyo ta madaxweynaha, arintaasi oo ka soo go’day wada tashiyo is tusaalayn ay gaadheen dhamaan xisbiyada qaranka ee Somaliland, isla markaasna ay wada tashi buuxda la qaateen gudida doorashooyinka ee […]
continue reading.....
Posted in October 7th, 2007
NAIROBI, Kenya (AFP) — A Somali security official was killed in Mogadishu, witnesses said Sunday, as Islamists insurgents brought into their ranks an battle-tested Afghan-trained commander.
Gunmen shot dead Ahmed Hareed, a district official for Somali National Security Agency, overnight in the south of the lawless capital, the latest in a string of attacks targeting government […]
continue reading.....
Posted in October 7th, 2007
By Aweys YusufMOGADISHU (Reuters) - Suspected Islamist insurgents killed a Somali army general in an ambush in the capital Mogadishu, witnesses said on Saturday.
Five men armed with pistols killed General Ahmed Jilaow Adow, his bodyguard and his driver late on Friday after he left his office in north Mogadishu.
“His car was blocked by a van […]
continue reading.....