Archive for November, 2007
Posted in November 13th, 2007
It is one of those painful moments when putting the pen and paper together becomes real struggle. Try to put historical veracities and according various sources or competing interest in prospective, and you have intractable challenge at hand.All of sudden a myriad of mind-boggling questions come into mind. Questions like what sorts of history and […]
continue reading.....
Posted in November 13th, 2007
Maska waxa awoodiisa loosheegaa marka uusii dhimanayo; Awooda aan maanta gacanta ku haysanaa inama soo marayso mar kale. talo waa mar aad garanwaydo iyo mar aad gaadhi waydo.
Cuqaasheena, waxgaradkeena, aqoon yahankeena, dhalinyarteena, haweenkeena, culomaa’udiinkeena, yar iyo wayn inta aan isku nimaadno aan hal kalmad ku dhawaaqno bisha kowaad kowdeeda ee sanadka cusub 2008;
kalmadaasi waxay tahay […]
continue reading.....
Posted in November 13th, 2007
NAIROBI (AFP) — Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed Tuesday exhorted Mogadishu residents to help fight Islamist insurgents or suffer in government crackdowns in the violence-torn capital.
“My government is doing all it can to save the lives of the Somali people, but insurgents are responsible for the continued violence,” Yusuf told a press conference in Nairobi.“People […]
continue reading.....
Posted in November 12th, 2007
Waan ka xumahay inuu is Casilo isu duwihii wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal, mudane Dr C/Raxmaan Jaamac Hadi. Haddii an talo ka dhiiban karo is casilaadan degdeg ahna, waxan kula talin lahaa Mudane Dr Hadi inuu la noqdo is casilaadiisa. Isla markaana kuwa isaga is hortaagaya ee macashu barartay ee duuni raacyada ah ee […]
continue reading.....
Posted in November 12th, 2007
By Alisha Ryu Nairobi 12 November 2007Ryu report - Download MP3 633K Listen to Ryu report
The top leader of the Hawiye clan council of elders in the Somali capital Mogadishu is believed to have gone into hiding, after he accused Somalia’s Ethiopian-backed interim government of trying to silence opposition. As VOA Correspondent Alisha Ryu […]
continue reading.....
Posted in November 11th, 2007
Huuno waxad yeeshiin; horta walaxda Gantaalka ah ee la leeyahay way haboowday. Dee haba iska haboowdo haday rabtee, hadana maxay ugu dul haboowday hooygii H/Xuseen ee Sh Awaare?. Birtu ma H/Xuseenbay ahayd?. Mise H/Xuseenbay u dan lahayd?. Ma digtii Wilwilaha (Warmaheena laga waashoo, Hidde weeyee) reerku kaga dayaamiyay ee ay ku taageerayeen Madaxweyne Saylici, […]
continue reading.....
Posted in November 11th, 2007
Marka hore shacbiga reer awdal ee ku kala maqana aduunka dacaladisa waxan gadhsinaya salanMa jeclayn inaan hadalka sii badiyo ee waxan jeclan lahaa inaan god daloolada gobalku leyahay oo kooban halkani qoraal ahaan idinku soo gudbiyo sababtoo ah waxad arakysaa dad badan oo xaqiiqda ka fog kuna faraxsan waxan sal iyo raad lahayn marka […]
continue reading.....
Posted in November 9th, 2007
Boorama-(Lug)-Tan iyo intii ay idaacada Voice of America ( VOA) bilowday inay barnaamijkeeda Afka Somaliga u soo wareejiso habeenkii fiidkii ayaa waxaa soo kordhaya hadal haynta ay dad faro badan hadal hayaan Dhagaysigeeda, waxaana intaasi dheer oo ay dadku is waydiinayaan waxa uu noqon doono Mustaqbalka Barnaamijyada ay baahiso Idaacadu ee ku aadan Gobolka Awdal.
Waxaa […]
continue reading.....
Posted in November 9th, 2007
Waxaan waraysi kula yeeshay magaalada Borama Liibaan Xasan C/laahi oo ( Liiban Denark) lagu naanayso oo ka mid ah Fanaaniinta da’ayarta ah ee sanadahan dambe fanka ku soo biiray.
Waxaananu ka waraysanay Wakhtigii uu fanka galay iyo waxyaabihii ku kalifay inuu fanaan noqdo Liibaan waxuu sheegay inuu fanka ku soo jiray Mudo 4 sano ah.Liiban Denmark […]
continue reading.....
Posted in November 9th, 2007
Su’aasha uu dadwaynaha usoo gudbiyey Xasan yare runtii waa su’aal loo baahnaa waanan soo dhaweynayaa,xasan yare waxan ku amaanayaa sida uu dadwayanaha usoo dhexdhigay su’aashan oo aan filayo inay umadda soomaliyeed aad isku waydiinaysay tan iyo maalinkii lasoo gabagabeeyey kulankii abwaanka Somaliyeed ee lagu qabtay cariga ingriiska.
Balse su’aashiisa ah “Xasan Sh.Mumin muxuu uga maqanyahay maalinta […]
continue reading.....
Posted in November 9th, 2007
In ka badan 16 qof oo 6 ka mid ah ay yihiin ciidamada itoobiyaanka ayaa inta la ogyahay ku geeriyooday dagaal xooga oo galabtay ka dhacay deegaanka Black sea ee degmada Hodan iyadoo halkaasi caawa ay is hor fadhiyaan Ciidamada itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda ee diidan joogitaanka ciidamada itoobiya.iska hor’imaadyo xoogan oo u […]
continue reading.....
Posted in November 8th, 2007
anagoo ah bahwaynta saylici oo intayada badan deris la’ahaa Ibrahim Farah Waadhawr waxaan tacsi u diraynaa qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Aabo Ibrahim Farah Waadhawr oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Borama; ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo qaraabadiisii iyo eheladisii ilaahay samir iyo iiman hanaga siiyo.
Marxuum Ibrahim farah Waadhwar oo bahwaynta saylici badan koodu kusoo […]
continue reading.....
Posted in November 8th, 2007
Waa su’aal da’ waynoo madaxa daalinaysa sobobta uu uga maqan yahay abwaankii waynaa ee soomaaliyeed ee xassan sheikh muumin ee sameeyey ruwaayadii ugu qiimaha badnayd umada soomaaliyeed ee ku daabacnayd suugaantii lagu baran jiray dugsiga sare ee dalka soomaliya ka hor intii uu burburku dalka ku dhicin.wejiyada ka muuqda sawirka shabakaha ku sharaxan waxaad moodaa […]
continue reading.....
Posted in November 7th, 2007
Jimma Times spoke this week with former U.S. Ambassador to Ethiopia Dr. David H. Shinn. He discussed about the 1998-2000 Ethio-Eritrean war and current events in the region, including Egypt’s Nuclear power program, ONLF, opposition groups from Oromia, challenges facing the TFG and Somaliland.
Jimma Times: Your position as U.S. ambassador to Ethiopia ended in […]
continue reading.....
Posted in November 6th, 2007
Mogadishu ,6, November 2007 (HornAfrik Media) Gudoomiyaha xiligaan ee golaha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka hor hadlayay kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada ayaa shaaca ka qaaday in codka kalsoonida loo qaadi doono waxyaabihii muhiimka ahaa ee ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta beelaha ee kal hore lagu soo gaba gabeeyay magaaladatani Muqdisho.
Hadalka gudoomiyaha ayaana […]
continue reading.....
Posted in November 6th, 2007
To the people of Awdal, Mr. Idiris is more than a businessman. The aim of this piece of writing is to draw the attention of the readers towards the leaders who contributed to improve the lives of the people of Awdal for one way or another;
By Wihiib Ahmed Muhumed
Mr. Idiris was born in Boon, Awdal, […]
continue reading.....
Posted in November 5th, 2007
On behalf of all the members of the SUPROCON (Somaliland United Roads and Ports Construction) and my family, we are conveying our condolences to the members of all Abdalla Mubarak family and Murad’s children.A short Biography of the late Murad Abdalla Mubarak
The sudden death of Murad Abdalla Mubarak few days ago in Hargeisa, Somaliland was […]
continue reading.....
Posted in November 5th, 2007
By Abdi SheikhMOGADISHU (Reuters) - More Ethiopian troops are pouring into Somalia to join local government soldiers in a battle against Islamist insurgents that has sent tens of thousands of people fleeing Mogadishu, witnesses said on Sunday.
“Convoys of Ethiopian troops have been passing. I counted 30 army vehicles,” shopkeeper Farah Abdikarim said from Afgoye, describing […]
continue reading.....
Posted in November 4th, 2007
Horey ma u maqasheen inuu mar hore jiray, Madaxweyne Jaamac Saylici (AUN)?. Hadana Horey ma u maqasheen inuu isna Mar hore jray Mudane Xaaji Diide (AUN), oo madaxweynaba ka awood badnaa?. Haatana ma maqasheen inuu jiro Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Wadaad (Saylici)?, oo tartan madaxweyne/xigeen ku jira?. HAA inaad leedihiin ayaan rajaynayaa, HAA dhammaanba Su’aalahaasi..!
Waayahaye, […]
continue reading.....
Posted in November 4th, 2007
Awdal waxay ka kooban tahay afar dagmo Borama, lughaya, Saylac, iyo baki iyo dhawr degmo oo aan weli la ictiraafin sida aan weli Somaliland loo ictiraafin. dadka ku noolse ay u og yihiin in ay degmooyin yihiin.
waxa ka mid ah degmooyinkaa:Garbodadar, Fardolagu-Xidh, Boon, iyo Dilla.
degmada lughaya waxa ku nool 800,000 kun oo qof dad lagu […]
continue reading.....
Posted in November 3rd, 2007
Meydadka 3 ruux oo Ciidamada Itoobiyaanku ay gowraceen oo Mid ka mid ah uu yahay shaqaale katirsanaa shirkada warbaahinta HornAfrik ayaa maanta laga soo qaaday agagaarka Garoonka kubadda cagta ee stadium Muqdisho halkaasi fariisin u ah Ciidamada itoobiyaanka.Maxamed Xuseen Jaamac oo ka mid ahaa shaqaalaha shirkada warbaahinta HornAfrik oo ay shalay guri ka soo horjeeda […]
continue reading.....
Posted in November 3rd, 2007
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere” oo shalay galab xafiiskiisa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa ka hadlay xaaladaha kala duwan oo ay ku sugan tahay Muqdisho.
Waxa uu sheegay inay inta badan ciidamada booliska gobalka Banaadir sugeen ammaankii gobalka balse ay jiraan kooxo fidno wadayaal ah sida uu […]
continue reading.....
Posted in November 2nd, 2007
Nov 1st 2007 ADDIS ABABA, ARBA MINCH AND LALIBELA
From The Economist print editionWhile things are getting better in much of Africa, Ethiopia risks getting left behind
AS AMERICA surveys the map of eastern Africa, it finds little to take comfort from. Somalia is in anarchy, riven by competing warlords and a haven for Islamist militants. […]
continue reading.....
Posted in November 2nd, 2007
By Steve Bloomfield, Africa CorrespondentPublished: 02 November 2007
Aid agencies are warning of a humanitarian catastrophe in Somalia after a military offensive unleashed by Ethiopia forced up to 100,000 people to flee Mogadishu in recent days.Ethiopia has sent up to 15,000 additional troops into its Horn of Africa neighbour as it struggles to pacify an Islamist-led […]
continue reading.....
Posted in November 2nd, 2007
Warsaxaafadeed ay Soo Saareen Maanta Ururka Somaliland Website Journalists association (SLWJA) ayaa Waxa uu udhignaa Sidda Tan: Waanu ka Warqabnaa Websiteyada ay Leeyihiin Cadwga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Beenta Qaawan ee aan Geedba ku gabanayn ee ka Fog Xaqiiqada Dhabta ah , Websiteyadaasi ay Leeyihiin Maamulka Majeerteeniya ee Beenta Qaawan Faafinaya
waxaanay kala Yihiin kuwan hoos ku […]
continue reading.....