Archive for January, 2008
Posted in January 17th, 2008
Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan reer Omar Bille dharaar iyo xaasaskooda oo ku kala nool England, America iyo Canada waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay abwaankii qaaliga ahaa ee Hassan Sheekh Mumin oo xalay ku geeriyooday magaalada Oslo ee wadanka Norway, waxaanan si gaara ugu tacsiyadaynayaa C/kariin Hassan, […]
continue reading.....
Posted in January 17th, 2008
Anagaa ah dhalinta hoos ku Xusan magacyadoodu Waxaan tacsi Tiiraanyo Leh U direynaaa Aabaha Abwaanad Abwaan Hassan Sheikh Muumin (Gorod) OO Maanta Ku Geeriyoodey Magaalad Oslo Ee Wadanka Norway Waxaana Alaha Awood Leh Uga Baryeynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Ehelkiisa IYo Qaraabadiisana Samir Iyo iimaan Ka siiyo AAmiin Aamiin
1- Mustafe Cabadi Xabashi2- […]
continue reading.....
Posted in January 15th, 2008
Baaq Nabadoon ah; Anagoo aad iyo aad uga murugaysan kana tiraanyaysan.Dirirta u Dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee dhimashadu ka timid.waxaan u soo jeedinaynaa in xabada la joojiyo oo wada hadal lagu dhameeyo iyadoo wax sharuud ah la iskuxidhin si walaal nimana lagu dhameeyo dagaalkan soo noq noqonaya arintuna waxay utaalaa( habar samaroon) oo dhan inay […]
continue reading.....
Posted in January 15th, 2008
Waxaa lagu ducaystaa illaahow nadil oo hana doorin.waxaan ducadaas utilmaansaday dhacdooyinkan iska daba imanaaya,ee ay reer awdal ugutartamayaan madaxwayne ku xigeenka,miyaydaan ogayn inlaynala yaaban yahay oo aay soomaalilandtiikale ayleeyihiin nimankan dalka madaxweynaha ka ah ee hadana raadinaaya ku xigeenka,siaday wax ka yihiin.
hadaan dib ugu noqdo loolankii siyaasadeed ee 1993kii waxaa looloolamay madaxweyne iyo madax weyne […]
continue reading.....
Posted in January 15th, 2008
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh illaahay, nabad gelyo iyo naxariisna Rasuulkeena Moahamed korkiisa ayey ahaatey scw, indinkana waxaan idiin soo tebeniyaa salaan diiran akhristayasha qiimaha badanoow.
Waa kan qalinkii iyo qormadii aad iiga barateene, maantana waxaan jecelahay inaan ku eegno qormadeeydan arimo dhawra oo aan u arkay inay mudan yihiin in aan ku falanqayno […]
continue reading.....
Posted in January 13th, 2008
(SomaliNet) Fighting has renewed in the disputed region of Sool in northern Somalia between troops loyal to the rival authorities of Somaliland and Puntland on Sunday. The clashes happened in Dhamasa village, 80km north of Laasanood city, the provincial capital of Sool when the Puntland forces attacked positions of the Somaliland troops, sources say.
There is […]
continue reading.....
Posted in January 13th, 2008
Arimaha bar tilmaameedyada ah ee aan ku soo xidhay maqaalkaygii danbe waxa weeye waayaha iyo wadciga dulkeenii yaala, dadka waxaad mooda in laga qaaday awoodii wax qabadka… oo loogu beddelay awood muran, markawaagu baryo ee la isku soo baxo magaalada waa lais wada haysataa,
(KU QABSO KU QADI MAYSIDE) xafiisyada dawladuna waxay ku mashquul […]
continue reading.....
Posted in January 12th, 2008
Sat. January 12, 2008 03:47 am.- By Mohamed Abdi Farah.The security forces of the transitional federal government carried out on Saturday massive security operations in Dharkenley district,
west of the Somalia capital searching for suspects and weapons. Hundreds of police forces spread early this morning into the district which had already seen several times of attacks […]
continue reading.....
Posted in January 12th, 2008
Waxan halkan uga mahad celinaynaa dhamaan dadkii faraha badnaa ee xidhiidhka nagala soo sameeyay E-mailka iyagoo nagu taageeraya baaqyadii aan soo saarney ee ku soobaxay saylicipress.net 27dec.07 iyo 03Jan 08 kuwaas oo ay beesha Bahabarmuse kaga hadashay arrimo dhawra oo ay kamitahay arimaha Caadda iyo qodobo kale oo gobolka taabanaayey.
Maadaama ayna noo suurta galayn in […]
continue reading.....
Posted in January 12th, 2008
1985/86, ayaan ka mid ahaa macalimiin iyo arday loo saaray inay soo tiro koobaan dadka ku dhaqan degaanka lughaya. Markaas ayaa iigu horreeysay iiguna danbaysay degmooyinka Lughaya iyo Baki iyo inta degaan ee iyaga hoos yimaadaba. Tiro koobkaygu wuxu ku koobnaa Lughaya dusheeda oo an ka bilaabay meel yar oo bilicsan la yidhaahdo “ Bulo […]
continue reading.....
Posted in January 12th, 2008
Waxan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa Guddoomiyaha golaha degaanka ee gobolka Boorama, C/Raxmaan Shide Bile, Guddoomiye xigeenka, Muumin Gadiid Cumar, Xogyaha iyo dhammaan xubnaha gudida Dawlada Hoose/Boorama iyo dadweynaha Boorama.
Waxan ugu hambalyaynayaa biloowga iyo dhammaystirka jidka laamida ah ee markii ugu horreysay taariikhda laga dhex sameeyo Boorama gudaheeda. Sidoo kalana […]
continue reading.....
Posted in January 11th, 2008
waxaa la yaab leh oo aqligaygu ka ooyey habka ay u dhaqmayaan beesha aan walaalaha nahayee makaahiil. waxaa jirtay gabadh aan waligeed la guursan wax nin ahna ismay arag.maalin intay fikirtay ayey waxay goosatay in ayhesho ilmo si kasta oo ay wax ku heli kartaba.maalin maalmaha ka mid ah ayey baxday waxay aragtay naag ilmo […]
continue reading.....
Posted in January 11th, 2008
“Garan maayo wuxuu Rayaale qurba-joogga u sheegi doono, annagoo dalka joognay baa Fahmi La’”
“Dadweynaha gobolku waxay ku jiraan cunaqabatayn, waxa haysta rag Ooman oo ka yimi…”
Boorama, January 8, 2008 (Haatuf) – Mid ka mid ah salaadiinta Gobolka Awdal ayaa ka hadlay marxaladda […]
continue reading.....
Posted in January 11th, 2008
f people are arrogant and shallow, we have the duty tell them that they are arrogant and shallow; otherwise they will continue bullying us. “Ms Lahra Smith, I personally request you to leave my country alone. No one is entitled to kill people. I personally have opposed the Ethiopian mission in Somalia from the very […]
continue reading.....
Posted in January 11th, 2008
BAIDOA, Somalia (AFP) — The Somali parliament on Thursday approved a new downsized cabinet formed last week in an effort to steer the war-wracked country out of turmoil.
The 15 ministers were overwhelmingly endorsed, with only five of the 230 sitting members rejecting the appointments and two abstaining.
“I very much appreciate the acceptance of my new […]
continue reading.....
Posted in January 9th, 2008
DJIBOUTI - Combined Joint Task Force-Horn of Africa personnel took time out of their busy schedules to donate school supplies and apparel to Horsed Private School of English Jan. 7.The 35 boxes were sent by Living Waters Foursquare Church in Mooresville, N.C. to Army Staff Sgt. Rex Hipp, 1132nd Engineering Detachment well drilling team. Hipp […]
continue reading.....
Posted in January 9th, 2008
LONDON, Jan 9 (Reuters) - Acts of ocean piracy rose 10 percent in 2007, the first increase for three years, with waters off Nigeria and Somalia topping a list of the world’s most dangerous, a ship piracy watchdog said on Wednesday.
The International Maritime Bureau (IMB) said in its yearly report that attacks globally on shipping […]
continue reading.....
Posted in January 8th, 2008
Ethiopia - New Book : The Train to DjiboutiLara Kassa is a writer living in London and published a new book about Ethiopia entitled “The train to Djibouti”. The following is an interview the author had with Werkama, an Ethiopian magazine published in United Kingdom.
But don’t be put off by the title - the book […]
continue reading.....
Posted in January 8th, 2008
By Petty Officer 2nd Class Regina L. Brown, Combined Joint Task Force-Horn of Africa Public Affairs. Courtesy of DVIDS.
Obock, Djibouti – Djiboutian soldiers graduated from Anti-Terrorism and Counter-Terrorism Military to Military training, taught by Guam National Guard Soldiers currently stationed at Combined Joint Task Force-Horn of Africa, Dec. 18.
The Delta Company 1/294th Infantry (light) Soldiers, […]
continue reading.....
Posted in January 8th, 2008
Somalia’s interim president, Abdullahi Yusuf Ahmed, told a local radio station that his health is fine in response to widespread reports of his deteriorating health.
“My health condition is fine,” President Yusuf told Radio Galkayo, a Puntland-based independent FM station. “I rushed out [of London] before because of the new Cabinet and when it was finished, […]
continue reading.....
Posted in January 8th, 2008
Waxyaabaha sannadkani cusub durba la bilaabmay ee lagu xusuusan doonno waxa ka mid ah:
(1) Doorashada KENYA.
Doorashadii Kenya waxay noqotay mid digniin ugu filan Somaliland , Afrika iyo Caalam weynahaba. Waxayna muujisay in nabad galyo kasta oo lagu faano iyo diimuqraadiyad kasta oo la sheegto, Afrika ay tahay uun […]
continue reading.....
Posted in January 8th, 2008
Waxyaabihii iigu amakaaga iyo qosolka (qosol-gariir) badnaa sanadka lasoo dhaafay, waxa ka mid ahaa, inaan maqlo Boorama oo u tafo xaydatay ololaha lagu sheegay gurmadka iyo taakulaynta gobolada BARI . Hadda waa Boorama oo hareeraheedu yihiin baylah, oo baahi iyo gaajo iyo darxumana carruuro ugu dhimanayaan degaanada ay xukunto qaarkood. Inay dhexdeeda isku grumatana […]
continue reading.....
Posted in January 5th, 2008
Mawduuceena maantu wuxu ku saabsanyahay; sida maamulka iyo maskaxda iyo muruqa magaalada Boorama aanu marnaba u dhaafsanayn seeraha Boorama oo kaliya (Seeraha ma dhaafto). Iyo sida Hargeysa iskugu xaabsatay dhammaanba xukunka qaybaha kale ee Awdal. Taasi oo la odhan karaba, ka sokow Somaliland , Hargeysa xaqiiq ahaan, waaba caasimadda Awdal.
(1). […]
continue reading.....
Posted in January 4th, 2008
MOGADISHU, Somalia: Somalia’s president has flown to Ethiopia for a medical treatment a month after being hospitalized with a chest illness, officials said Friday, creating more uncertainty for his volatile country.
President Abdullahi Yusuf, 73, was not seriously ill, the officials said on condition of anonymity because they were not authorized to speak to the press.
Yusuf, […]
continue reading.....
Posted in January 4th, 2008
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!
continue reading.....