Dr.Baddel Ismaaciil Camir iyo xaaskiisa Aamina Suleiman C/laahi
Fadumo-Hibo Suleiman C/laahi
Deeqa Ismaaciil Caamir
Caamir Baddel Ismaaciil
Farxaan Baddel Ismaaciil iyo dulahaanba reer Baddel
Maxamad Cabdi Ibraahim iyo xaaskiisa Fatxiya Abokor Caafi
Farxaan Saleebaan Muuse(Sh.Foolxun)
Zakaria Xuseen-Quulle
Cumar Xuseen-Quulle (Ilkacase)
Luul Habbane
Fardusa Mowlid
Dhammaan dadkan oo deggen magaalada Riyaad ee xarunta boqortooyada Sucuudiga ayaa waxay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan mudane Cali Saleebaan C/Laahi iyo Fadumo Maxamad Muuse oo uu arooskoodu ka dhacay magaalada Borama, waxayna ilaahay uga baryayaan raynrayn iyo barwaaqo waarta iyo waliba carruur iyo caano,
aamiin aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo Caroos "
Follow-up comment rss or Leave a TrackbackLeave A Reply