happy-birth-day.jpgDhammaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guddomiyaha ururka awdal brothers asociition ahna wakiilka xawaalada qaran e dalka yemen

Mudane: Maxamed Aw Cali Cumar Dubbad
       iyo
Marwo: Raxma Jaamac Muumin
 
oo wiil uu ugu dhashay magaala madaxda sanca ee dalka yemen  wiiilkaasi yar oo loo bixiyay:

Akram maxamed aw cali waxayan leeyihiin akramoow soo barbaar oo noqo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo waalidkiiba wax u tara aammiin ,dadka hambalyada diraya waxa kamid ah:
1) Cumar Cali Cumar: Xidhiidhiyaha Guud Ee Jaaliyadda Jabuuti Ee Dalkan Yemen
2) Maxamed Aadan Ileeye:Guddomiyaha Golah Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
3)Ilyaas Axmed Ibraahin  Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
4)Idiris Axmed Muusa Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Fulinta Ee Ururka Awdal Brothers Association
5) Dr:Cabdiraxman Muusa Xoghayah Guud Ee Uruka Awdal Brothers Association
6)Dr:Cadiraxman Axmed Hoorri Xidhiidhiyha Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association
7)Qaalib Maxamed Cabdallah Qasnajiga Guud Ee Ururka Awdal Brothers Association
8)Muusa Daahir
10) Maxamed Shariif
Waxa Kale Oo Iyaguna Hambalyada Diraya
Dhammaan Wariyeyaasha iyo Howlwadeenada Lughaya Waxan Mar Labaad U Hambalyaynaynaa Wiilka Udhashay
Mudane Maxamed Awcali  Cumar Dubbad
                        Iyo
Marwo Raxma Jaamac Muumin

waxana ilaahay uga baryaynaa inuu noqdo  soo barbaara ee lagu nasto aamiin
 

Lughaya News-Sanca