Archive for February, 2008
Posted in February 21st, 2008
Cabdirahan Zaylici oo difaacay sifihii Xisbiga uu Wareejiyey deeqdii qalabka caafimaad
Musharraxa xisbiga Kulmiyeee mansabka Madaxweyne kuxigeenka, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dafaacay sifihii xisbigiisu kula wareegeen iyo sidii ay qalabkii caafimaad oo deeqo ahaa ugu wareejiyeen wasaaradda Caafimaadka iyo xukuumadda Somaliland.
continue reading.....
Posted in February 21st, 2008
Waxaan akhriyey maqaal uu cinwaankiisu ahaa “Ducadii Axmed Sh.Faarax lama aqbalin” oo uu ku saxeexnaa Rashiid Bakaal.Maqaalkaasoo aad iidhibay rashiid wuxu ku sheegay inaan kasoo horjeedo gargaarka loo ururinayo dadkii ku caydhoobay masiibadii dhawaanta ka dhacday gobolka iyo gudigii isku xilqaamayba.
continue reading.....
Posted in February 21st, 2008
Mellisa Mollohan Issue Date: 2/21/08
When the full moon is out, crazy things happen. And on Wednesday, when the full moon was out, a total lunar eclipse occurred.
It just so happens that lunar eclipses only happen when there’s a full moon out. However, only two or three lunar eclipses happen a year, according to NASA.
continue reading.....
Posted in February 21st, 2008
john Goddard
staff reporter
Clear skies are expected over the GTA tonight for a total eclipse of the moon.
“Looks good to me,” Environment Canada meteorologist Gilles Coulombe said yesterday, predicting a 70 per cent cloud-free sky.
continue reading.....
Posted in February 21st, 2008
Dhamaan akhristayaasha shabakada wararka dalka ee lughaya.com waxaan idiinku bishaaraynaynaa in shaqo faro badan aan galinay sidii aan idiinku soo gudbin lahayn wararka dalka. anagoo wax ka badalayna aalada aan isticmaalno oo aan u heelanahay inaan la qabsano carsiga.
continue reading.....
Posted in February 20th, 2008
Waxaan idinku salaamayaa salaanta muslinka; salaamu calaykum waraxmatulaah wabarakaatu. walaalayaal anigu wax ma sooqoro laakiin waxaa igu kalifay inaan soo qoro articalkan waad wada garanaysaan.
continue reading.....
Posted in February 20th, 2008
salaamu calaykum dhamaantiinba marka hore waxaan arkay wax iga yaabiyaay anaan rabo inaan kadhiibto jawaabteeda walaalayaal saxaafadu sidaa maaha ee waasidaa?
continue reading.....
Posted in February 19th, 2008
The ailing 81-year-old Fidel Castro has resigned as Cuba’s president after foiling attempts to topple him for nearly half a century, leaving on his own terms by clearing the way for his brother Raul to take power.
The end of Castro’s rule, the longest in the world for a head of government, frees 76-year-old Raul to […]
continue reading.....
Posted in February 19th, 2008
The party of Pakistan’s late former PM Benazir Bhutto - the biggest winner in Monday’s election - says it is ready to form a coalition with the PML-N party.
If finalised, an alliance of Ms Bhutto’s Pakistan People’s Party (PPP) and the PML-N would have more than half the seats in a new parliament.
continue reading.....
Posted in February 19th, 2008
Eng. Shimbirna, Ma Been Baad Ka Sheegteen?.
Waxaynu aad iyo aad uga xumaannay wareysi Shabakada SaylacNews la yeelatay Col Eng Cumar Cabdilaahi Hande, oo ku magac dheer Cumar Shimbir. Waxa aynu ka xumaanayna ma aha Shabakada Saylac.com laftaarkeeda oo waraysatay Eng Shibmir, oo taasi waa wax lagu farxee ma aha wax laga xumaado, Hambaylo iyo bogaadin […]
continue reading.....
Posted in February 19th, 2008
XASAN SHEEKH MUUMIN IYO MAALMAHA SOOMAALIYEED
(Halabuurkii, Heesaagii, Laxan-dhaadhigii, Taariikhyahanka ahaa)
(25/12/1931kii – 14/1/2008da)
(Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun)
“Hawraar gahaydhiyo,
Maah-maah go’ xidhatiyo,
Gololada sarbeebta ah,
Halka ay ku gorortiyo,
continue reading.....
Posted in February 18th, 2008
Waxaan ku arkayay website yada maqaalo wax lagaga sheegayo madaxda sarsare ee xisbiga kulmiye taasi oo loo qoray si badheedha oo aan habo yaraatee gabasho lahayn.
continue reading.....
Posted in February 18th, 2008
Gudida Gurmadka Masiibooyinkii Roobabkii ka da’ay Gobolka Awdal ee Association of Awdal Community of North America (AACNA) oo Saxaafada siiyay Warbixin
Hashim Goth, Boorama 18 February, - Gudida gurmadka masiibooyinkii roobabkii ka da’ay Gobolka Awdal ee ururka AACNA ayaa saxaafada uga xog waramay halka ay marayso hawshii loo soo xilsaaray, ugu horayna waxaa halkaas hadal ka jeediyay […]
continue reading.....
Posted in February 18th, 2008
Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban. Nin wayn waxa ku haboon iinuu uu yeesho meel loogu soo hagaago. Markii jawhar uu lacagta ka urursanaayey bulsho waynta reer awdal wuxuu matali jiray in uu yahay qof caafimaad qaba.
continue reading.....
Posted in February 17th, 2008
Borama (Lug) Lacagaha ilaa immika gaadhay meelihii ay masuubadau ka dhcadya waxay gaadhay $ 21, 311 marka la isku wada geeyo inkastoo ay jiraan balan qaadyo ay sameeyeen magaalooyin iyo gobolo badan oo waqooyiga maraykanka ku yaala.
continue reading.....
Posted in February 17th, 2008
Hargeysa-(Lug) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, isaga oo u kicitimay Xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa,
continue reading.....
Posted in February 16th, 2008
Updated (15 Feb 2008)
Boorama-(Lug)-Ururka dhalinyarada ee magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano SOHURA ayaa maanta ku qabtay dugsiga hoose/dhexe ee Cumar Bin Al khadaab oo ku yaala xaafada Sh. Axmed Salaam oo ka tirsan degmada Boorama aqoon iswaydaarsi ay ka soo qayb galeen 51 qof oo 47 ka nid ah ay ahaayeen dumar da’ […]
continue reading.....
Posted in February 15th, 2008
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si kulul ugu eedeeyey Madaxweyne Rayaale inuu si badheedh ah uga horjoogsaday wasiirkiisa caafimaadka xaflad uu si rasmi ah ugagala wareegi lahaa daawooyin qalab caafimaad ay cusbitaallada dalka u soo direen taageerayaasha KULMIYE ee ku dhaqan Woqooyiga Ameerika.
continue reading.....
Posted in February 15th, 2008
Waxaan dhamaan dadwaynaha ama akhristayaasha ku salaamayaa salaanta muslinka salaamu calaykum. Waxaa baryahan danbe ba ka socdoy wadanka north America lacag ururin loo ururinaayey, dadkii ilaaheey dhibaatada uu ku keenay. Hadaba waxaa jira dad marka dadkeena dhibaataysan waxa looqabanyo ama horimarin laga sheekaynayo gobalka dhex dhiga shiki iyo been abuur ay leeyihiin dad gaaraa waxan […]
continue reading.....
Posted in February 14th, 2008
Wariye Sakariye Carab Cadan (Suxufi)Dhamaan reer Cali Faarax,dhamaan reer Maxamed Axmed Yabaal,dhamaan reer maxamuud C/Laahi,Maxamuud Cismaan Kaahin Saxane Ibraahim Cismaan,Hasan Daahir C/Laahi,Mustafe Jaamac Madar,Yuusuf Sh.Ismacil Muxumed,
continue reading.....
Posted in February 14th, 2008
Waxa aad looga murugooda ah inay maanta dadkii ku abtirsanayay diinta islaamku kala garanwayaan maxad leedahay iyo maxaanad lahayn maxaa sharciya iyo maxaa xaaraana waxaad moodaaa inay isku soohadheen ciilkama kore iyo calooshii laciyaar Maanta oo ay tahay bisha feberoury 14 waxaa looyaqaanaa inay tahay maalinta jacaylka aduuna dadka isjecelna ay caadaysteen inay maalintaa siiyaan […]
continue reading.....
Posted in February 13th, 2008
Updated (13 Feb 2008) Borama-(Lug)-Baryahan dambe shirkada Isgaadhsiinta ah ee Telcom ayaa waxqabadkeedii dhinaca Isgaadhsiinta iyo dhinaca arimaha Bulshada ahiba uu noqday mid aad loo dareemay, talaabooyinkan ayaa waxa ay yihiin kuwo la kowsaday inta badan intii uu xilka Maamul ee Shirkada Qabtay Maamulaha Da’a yar ee Hasan Yuusuf Riiraash.
continue reading.....
Posted in February 9th, 2008
Djibouti’s ruling coalition took all 65 seats in parliament
Djibouti’s ruling coalition scoops pool
Djibouti opposition says official turnout figure ‘is a lie’ after boycotting parliamentary elections.
DJIBOUTI - Djibouti’s ruling coalition took all 65 seats in parliamentary elections boycotted by the opposition, the interior minister said Saturday, adding that turnout exceeded 72 percent, the highest for 15 […]
continue reading.....
Posted in February 9th, 2008
qofkii eebe doortee
uqalmaaya caashaqa
kama qado aduunyada
quudkiisa waligii
qalinqora lix xafareey
shan ayaad kuqoran tahay
inta qaadir uumiyo
qarnigaad usidataa
continue reading.....
Posted in February 9th, 2008
Jill Scott is a strong lyricist, a treat really in modern R&B.
Unlike Angie Stone, the other modern R&B singer who actually understands the value of soul’s roots (and whose singing can be a blend of creaminess and feistiness rather than some manufactured powerplay), Jill Scott rarely sticks to a lover’s rhythm.
continue reading.....