Archive for March, 2008
Posted in March 31st, 2008
Hargeysa-(Lug)-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wafti uu hogaaminayo oo ka kooban Golaha Wasiirada iyo xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiilada) ayaa maanta u amba baxay gobolada Bariga Somaliland
continue reading.....
Posted in March 31st, 2008
Hargeysa-(Lug)- Shirweynihii labaad ee xisbiga KULMIYE, oo muddo sadex cisho ah ka socday Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa, ayaa la soo gabo gabeeyay, waxana cod gacan taag ah lagu ansixiyay 135 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe, oo ka kooban 172 xubnood.
continue reading.....
Posted in March 31st, 2008
Hargeysa-(Lug)-Shirwaynihii labaad ee Xisbiga Kulmiye oo maalintii sadexaad ka socda Hotelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u doortay Gudoomiyaha Xisbigaasi Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ,Afar ku xigeen iyo Xoghaye guud.
continue reading.....
Posted in March 30th, 2008
Hargeysa-(Lug)_Shirwaynaha Labaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye oo maalintii labaad ka socda Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa,ayaa qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbigaasi ay ka biyo diideen Xeerka Xisbiga oo ay sheegeen inuu galdaloolooyin badan leeyahay.
continue reading.....
Posted in March 30th, 2008
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa maanta lagu aasay marxuum Mukhtaar Cismaan Warsame ,kana tirsanaa ciidanka nabadgelyada wadooyinka ee magaalada Boorama ka dib markii xalay dad an ilaa imika haybtooda la garanaynini ku dileen guri ku yaal magaalada .
continue reading.....
Posted in March 30th, 2008
Hargeysa-(Lug)- Shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad si habsami ah uga socda Ambasaador Hotel ee Magaalada Hargeysa.
Shirweynahan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah waxa warbixino ka jeediyey Masuuliyiin ka socda Lixda Gobol ee dalka iyo xubno ka socday qurbe-jooga xisbiga Kulmiye.
continue reading.....
Posted in March 30th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Ganacsade Aadan Axmed Diriye (Aadan Baradho) ayaa maanta 20 booyadood oo biyo ah ugu deeqay Degmooyinka Cadaadley iyo Sabo-Wanaag ee G/Hargeysa.
continue reading.....
Posted in March 29th, 2008
Warbixinta Gudoomiyaha Xisbiga, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo,
Waxaa sharaf iyo farxad ba ii ah in aan idinku soo dhoweeyo shirweynaha 2aad ee Xisbiga KULMIYE. Isla markaa waxaan ka xumahay in xubno badan oo xisbiga ka mid ah dibed iyo gudaba
continue reading.....
Posted in March 29th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md.C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro),ayaa maanta Tabobar ugu xidhay Dugsiga Tabobar ee Mandheera 181 Askari, oo iskugu jiray Booliis iyo Asluub.
continue reading.....
Posted in March 29th, 2008
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Saylac Maxamed Cumar Cawad iyo Gudoomiye ku Xigeenkiisa Cismaan Muumin Caare,Xubno ka tirsan Golaha degaanka iyo Idiris Cigaal Nuur oo ka mid ahaa Wariyeyaashii Radio Hargeysa
continue reading.....
Posted in March 29th, 2008
Dhamaanba Dadka Hoos Ku Qoran Waxay Tacsi U Dirayaan
Madane: Cumar Cali Cumar oo dagan Sanca ,Dalka Yemen oo adeerkii Marxuum:Cabdilaahi Cumar Buuni
continue reading.....
Posted in March 28th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-Cade ayaa beeniyay war ku saabsan in Libaax kale beertiisa ka baxsaday Caawa.
continue reading.....
Posted in March 28th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Shirweynaha labaad ee xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa sabtida fooda inagu soo haysa si rasmi ah uga furmaya Huteelka Ambaasador ee Magaalada Hargeysa, waxana Gudoomiyaha xisbigaasi
continue reading.....
Posted in March 28th, 2008
Hargeysa-(Lug)- Alle ha u naxariitee waxa xalay ku dhimatay xaafada Saylada ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa, gabadh dhalinyaro ah ka dib markii libaax si kadis ah ugu soo baxay uu luqunta kala jabiyay.
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
“Waxa Hubaal Ah In Luqada Lagu Barto Xirfada Dhalaanka Oo Kale Loona Baahan Yahay In Wax Badan Lagu Shubo Masxada Si…………………..Prof. Cawil.
Waxa shabakada wararka ee Lughayanews u suurto gashay in ay waraysi qoto dheer oo taabanayay
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
Akhriste yaal Maqaaladan ayaa waxa aan ugu talo galnay in ay noqdaan kuwo taxane ah oo taabanaya xaqiiqda Kalanoolaashaha waalidku sida ay u saamayso barbaarinta awlaada qormadan oo ah qormadii koowaad ayaa waxa ay horhac u tahay qormooyinkayaga dambe:
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
”Waxan Ilaahay Ka Baryeynaa Roob ,Hay’adaha Caalamiga Ahna Waxan Leehay Gurmad Baa Loo Baahanyahay “Guddoomiyaha Awdal
”Reer Boorama Waxay Shaqo Ka Dhigteen Bukaankii Isbitaalada Jiifay Iyo Cayda Adeegayaasha Caafimaadka Gobolka “Maamulka Caafimaadka Gobolka Awdal.
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
Hargeysa-(lLug)-Md. Aadan Jaamac Hoori Oo sheegay 12/01/2008 inuu tartan ugu jirto Musharaxnimada Madaxwayne ku xigeen-nimada JSL ee Xisbiga Kulmiye ayaa Shalay 26/03/2008 soo saaray baaq ah inuu uga tanaasulay Musharaxnimadii Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Saylici.
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
Borama-(Lug)-Maanta ayaa maamulka Shirkada Dahabshiil ee G/Awdal ayaa deeq lacageed Gudoonsiiyay Muwaadin gurigiisii kaga gubtay Magaalada Borama 12 February 2008 gurigaasi gubtay oo ku yaalla xaafada Xalane ee Magaalada Borama.
continue reading.....
Posted in March 27th, 2008
Borama-(Lug)-Badhasaabka G/Awdal Maxamuud Sh.C/laahi Cige oo isagu ka hadlayay Xaflad loogu talo galay Todobaadka TB oo lagu qabtay Hotelka Rays ayaa maanta si kulul u cambaareeyey Saxaafada Gobolka
continue reading.....
Posted in March 26th, 2008
Borama-(Lug)-Maanta oo kale sannadkii 2002kii ,nin kastoo joogay dalka Soomaaliland ,gaar ahaanna G/Awdal waxa uu xusuusan karaa sidii waagaa Soomaaliland shicibkeedu ka ahaayeen dhinaca nolosha ,dhaqaalaha ,iyo xidhiidhka dawladdii waagaa jirtay iyo dadweynaha Soomaaliland ,halka maantana
continue reading.....
Posted in March 26th, 2008
Hargeysa-(Lug)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa manta daboolka ka qaaday in maalinta Axada ee fooda inagu soo haysa la bilaabi doono wejigii ugu horeeyay ee loogu gurmanayo dadka abaaruhu
continue reading.....
Posted in March 26th, 2008
” Mararka Qaar Daalka Maskaxda Ah Ayaa Ka Dhib Badan Kan Jidhka Waxana Dhici Jirtay In ay Naftaydu Khatar Gasho” Prof. Cawil
“In Ku Dhow 1000 Maalmood Ayuu isku Go’doomiyay In Uu Ka Midho Dhaliyo Qorida Qamuus Aanu Filayn In Uu Noqdo ” The Best Seller Somali Dictionary”
continue reading.....
Posted in March 26th, 2008
Borama-(Lug)-Waxaa Hambalyo iyo Bogaadin ay naga soo gaadhay Beesha Garba Dadar waxaanay Hambalyadaasi u dirayaan Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Magacaabistii uu u magacaabay Garbo dadar inay noqoto Degmo
continue reading.....
Posted in March 25th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa galabta gacanta ku dhigay 5 ka mid ah Budhcad Badeeda Maraakiibta Ku afduuba Xeebaha Puntland.
continue reading.....