Borama-(Lug)-Xarunta wasaaraddahawlaha guud iyo guriyeynta ee magaaladan Boorama ayaa beryahanba waxa ka dul gaafwareegayey kooxo doonaya inay qaataan ama iibsadaan wixii ka hadhay qalab culus oo iskaraab ah oo halkaasi yaallay
Borama-(Lug)-Xarunta wasaaraddahawlaha guud iyo guriyeynta ee magaaladan Boorama ayaa beryahanba waxa ka dul gaafwareegayey kooxo doonaya inay qaataan ama iibsadaan wixii ka hadhay qalab culus oo iskaraab ah oo halkaasi yaallay
Borama-(Lug)-Ma jiraan waxyaalo la odhan karo xukuumadda Soomaaliland ma samayn karto, ama waa ku ceeb ama dhibaataa ka iman mayso, sababtoo ah waxa hore loo ogaa tallaabooyin xakuumadda Rayaale iyo guurtidu weligoodba ku heshiis ahaayeen
Hargaysa-(Lug)-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, oo uu Geeska Afrika xalay siyaabo kala duwan ugula xidhiidhay khadka Telefoonka, ayaa go’aankaas Madaxweyne Rayaale uu ku magacaabay gobalada iyo degmooyinka cusub
Hargeysa-(Lug)- Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ku guuldaraystay inay dib ugu celiyaan golaha guurtida xeerkii Doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo madaxtooyada, oo Aqalka odayaashu laba bilood ka hor laalay.
Borama-(Lug)-Xaflad lagu maamuusayay todobaadka TB Caalamka oo ku beegan maalinta Xuska TB ee aduunka ee March 24, ayaa maanta lagu qabtay Isbitaalka Analena TB Hotpital ee magaalada Borama.
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland
Warsaxaafadeed: 24/03/08
Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta oo Isniin ah oo uu Gudoominayay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa lagu falan qeeyay
Hargeysa-(Lug)-Madaxwayne ku xigeenka Somalilnad Md.Axmed Yuusuf Yaasiin oo madax ka ah Gudi Xukuumadu u saartay Wax ka qabashada Abraaha,ayaa Hayadaha Samofalka ee dalka ku sugan ku amray inay
Badheedhe-(Lug)-Waa waayo cusub oo ay taariikhdu iskeed isku xariiqday, waa macaash iyo khasaare u soo kala hoyday dad markii hore meel wada daganaa, waa ninwaliba ninkii iyo gari laba ruux kama wada qosliso arinta magacaabista gobolka Salal iyo degmooyinka soo kordhay ee Awdal ka dhex samaysmay.
‘Ujeedadu Waxa Weeye Halagu Illoobo Hadalhaynta Doorashooyinka ”
‘Maamulkii Lixdii Gobol Ee Hore Jirayabaa La Arkayaa Siday Yihiin, Lix Kale Maxay……”
Borama-(Lug)-Waa shay iska caadi ah in mar kasta oo reer Somaliland is yidhaahdaan ka dhaqaaqa halkii hore
Borama-(Lug)-Tan iyo intii ay Habeenimadii xalay saxaafadu dalku baahisay wararkii ku saabsanaa Magacaabistii gobolada iyo degmooyinka Cusub ayaa waxaa soo kordhaya dareemada Ishuwan ee iskugu jira Farxada,soo dhawayn,Cabsi iyo Dhaliil.
Borama-(Lug)-Munaasibadaasi oo ay ka qayb galeen Masuuliyiin heer Gobol,Degmo,Culimaa’udiin,iyo Madaxda Saamilayda Shirkada Shaba iyo dadwayne aad u tiro badan.
Muxumed Maygaag iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa Maxamed Maygaag xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Cabdiraxmaan Maygaag Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Walaal Guleed Maygaag Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa, Hooyo Xaawa Cabdi Caqli Iyo Caruurteeda, Hooyo Maymuun Abdi Daahir,
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu soo saaray Maanta Lix Xeer Madaxweyn, oo uu Lix Gobol oo Cusub ugu Magacaabay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Gobolladaasi oo kala ah, Gobolka Gabiley
Ururka iyo cusbitaalku waxay si wada jira xal uga gaadheen mad-madowgii ka dhex taagnaa muddada dhowrka toddobaada, waxaana laysku raacay in wada shaqayntii soo jiraaga ahayd iyo u adeegiddii bulshadu halkeedii ka sii socoto.
Hargeysa-(Lug)-xubnaha komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa manta Maxamed Ismaaciil Maxamed uu doortay in uu noqdo gudoomiyaha cusub ee komishanka qaranka, ka dib markii gudoomiyihii hore maxamed yuusuf axmed uu iscasilay maalintii khamiistii.
Warsaxaafadeed : 22/03/2008
Aniga oo Tix-raacaya warar uu soo qoray Wargeyska Haatuf Cadadkii tirsigiisu ahaa 1682 oo soo baxay Maalintii Jimcihii , kaasi oo xambaarsanaa Warar ku saabsan in Somaliland la keeni doono Ciidamo Qaramada Midoobay oo laga soo dejin doono
Borama-(Lug)-Sida aan la wada socono baryahan dambe waxa soo kordhayay dhaq-dhaqaaqa ay ciidamada boolisku rabaan in ay ku xakameeyaan xaalada tahriibta oo noqotay mid isa soo taraysa.
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Talada Somaliland haya ee Udub ayaa caawa markii ugu horeysay ka hadlay Is Casilaadii Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Md.Maxamed Yuusuf Axmed oo xalay is caslay.
Geesiga madaalaha ah, mujaahidka ma’gabadaha ah halyayga islaamka, hogaamiya ururka Al-Qaacida ayaa maanta oo ah maalinkii Nabigeenu dhashay(scw) hanjabaad kulul usoo jeediyay dawladaha reer Yurub
Borama-(Lug)-Munaasabado kala duduwan ayaa maanta magaalada Boorama lagaga Xusay xuska mawliidka Nabigeenii Suubanaa (NNKHA). Xusaskan kala duduwan ayaa waxa ay u badnaayeen ducooyin Alle Bari ah oo loo samaynayo sidii roob uu Eebe u siin lahaa dadka ku dhaqan gobolka oo ay roob la’aan iyo abaaro taabteen.
Hargeysa-(Lug)-Gudoomiyaha Komishinka Doorashooyinka Somaliland, Md Maxamed Yuusuf Axmed, ayaa iska casilay xilkiisii, waxana la filayaa inuu maalinta sabtida ee fooda inagu soo haysa uu si rasmi ah u shaaciyo istiqaaladiisa.
Badheedhe-(Lug)-Waxa ay qaybo ka mid ah saxaafada magaalada Hargeysa qortay maqaalo ku saabsan in laga yaabo in maalmaha fooda nagu soo haya uu madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin uu soo saaro rigreeto ka soo baxda xafiiskiisa oo uu ku magacaabayo gobolo cusub oo ku soo biira gobolada maanta ka jira dalka.
‘Waxbarashadu Harraad Uma Qabto Qabyaalad “Guddoomiyaha Waxbrashada,G/Awdal Daahir Maxamuud Xaddi. Borama-(Lug)-Guddoomiyaha waxbarashada ee g/awdal Daahir Maxamuud Xaddi ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhaweaanta lagasoao xigtay qaar mid ah siyaasiyiinta
Hargeysa-(Lug)-War Saxaafadeed Maanta Galinkii Dambe Ay Soo Saareen Xisbiyada Mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Ucid ayaa waxa ay kaga warameen hufo badan oo maanta uu ku sugan yahay dalku kuwaasi oo soo wajahay dalka waxii ka dambeeyey Magacaabistii Madaxdii Komishanka ee Gobolada iyo Degmooyinka.
Dhamaan Bahda Lughaya News waxa ay Hambalyo iyo Salaan u dirayaan Umada Islaamka ah,Umada Soomaliyeed,iyo Akhristayaasheeda ku kala Nool Dunida Dacaladeeda waxa aanay uga hambalyaynayaan