56.JPGHargeysa-(Lug)-Bisha Cas ee Dalka Imaaraadka Carabta , ayaa Maanta Deeq isugu jirta Raashin , Timir Saliid iyo Ambalaas ugu Deeqday Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa iyo Xarunta Agoomaha.

Deeqdan oo ka koobnayd Hal Tan oo Bariisa , Hal Tan  oo Timira , Hal Tan oo Saliida iyo gaadhi Ambulace ,  ayaa waxa ka gudoomay Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa Mr Yaasiin, Sidoo kale waxa ay Bisha Cas ee Imaaraadku isla Maanta deeq ka kooban Hal Tan oo Bariisa , Hal Tan  oo Timira ,Hal Tan oo Saliida ka gudoomay Agaasimaha Xarunta Agoomaha Maxamed Ismaaciil.
117.JPG
214.JPG
35.JPG
45.JPG
56.JPG

Lughayanews
Hargeysa Office