inaa-lilaah1.jpgDeeqa Xuseen Rooble
Xirsi Ibraahim Rijaal
Faa’isa Cumar Maydhane
Saynab C/Laahi Geedi
Luul Nuur Muuse
Xaawa Xasan Maxamed
Deeqa Maxamuud Ducaale
Xaawa Miyir Bulaale.

dhamaantood oo ka tirsan ciidanka Booliiska ee degmada Borama waxay tacsi u dirayaan Marxuumad Khadra Aadan Xasan oo ahayd Hogaankii Haweenka ee Ciidamka Jamhuuriyada Somaliland oo shalay ku geeriyootay shil baabuur laguna aasay Magaalada Hargeysa

waxaanay ilahaay uga baryahaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.