G/Xigeenka Golaha Degaanka Ee Degmada Cismaan Muumin Caare
Xildhibaan Maxamed Cilmi Faarax
Maygaag Daahir Bucul
Sacad Daahir Madar
Aadan C/Laahi Boodhle
Xabiib Cawaale Bookh
Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Golaha degaanka ee degmada Saylac Maxamed Cumar Cawad iyo Marwadiisa Qaadiro Xadi iyagoo uga tacsiyaynaya Geeridii ku timid Wiilkooda C/raxmaan Maxamed Cumar oo shil baabuur ku geeridooday Magaalada Djibouti.
waxaanay ilahaay uga baryahaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi:Marxuum C/Raxmaan Maxamed Cumar Oo Uu Dhalay Maayarka Degmada Saylac "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback