Gabiley-(Lug)-Xaflad loogu wanqalayay gobolka Gabiley oo ka mid ah goboladii dhawaan la magacaabay ayaa maanta loo sameeyey xafladii loogu wanqalayay.
Munaasibadaasi waxaa ka qayb galay Madaxwayne ku xigeenka, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada,Golaha Guurtida, Golaha Wakiilada iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Qaranka


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto