inaa-lilaah4.jpgXisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
                  UCID
Justice and Welfare Party
tacsi Hogaanka sare ee xisbiga Cadaaladda iyo Daryeel-ka (UCID) Gudoomiye Faysal Cali waraabe, Gudoomiye ku xigeenka Adan Maxamed mire Waqaf, Xoghayaha Guud Maxamed Xasan Baashe, Afahayeenka Xisbiga Xasan xuseen Maxamed xubnha guddiga fulinta iyo kan G/dhexe waxay tacsi u dirayaan qoysaskii, ehelkii iyo asxaabtii bulshada G/Awdal iyo guud ahaan shacbiga jamhuuriyadda Somaliland geeridda naxdinta lahayd ee dhawaan ku nafwaayay xeebaha Dalka libiya. Xisbigu wuxuu ilaahay uga baryeynaa innu u naxariisto dhalinyarada masiibadaasi ku habsatay innaga oo dhana samir iyo iimaan inaga wada siiyo Qoysaskii ay ka baxeana Eebe ugu rajeynaynaa innu cawil celin ka siiyo.  Amiin                  Amiin                                              Amiin  

 

Alla Mahad Leh 

 

Md Xasan Xuseen Maxamed (Codyare)        
Afahayeenka Xisbiga UCID