Annaga oo ah dhammanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxan halkan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa allaha unaxariistee marxuum;ISMACIIL YUUSUF CILMI ooo maanta oo bishu tahay25/096/08 ku geeryooday gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Saafiya ee magaalada Sanca ee dalka Yemen;
1)Cumar Muusa Cilmi
2)Maxamuud Cumar Abrre
3)Rashid Axmed Suufi
4)Qaalib Maxamed Cabdallah
5)Mahad Ibraahim Kaaliyam
6)Xuseen Qaalib
7) Xuseen Xaaji Nuux
8)Cali Aadan (Cali Dheere)
9)Muusa Cismaan Faahiye
10)Cabdirashid Cali Gaab
11)Cabdirashid Axmed (Sandheere)
12)Maxamed Awcali Cumar
13)Sheekh Maxamed Aadan Ileeye
14)Cumae Cali Cumar
15)Muusa Daahir Tukaale
16)Cabdalah Aadan Cabdallah
17)Maxamed Shariif
16)Cabdiraxman Xasan Warasama
17)Muxumad Cabdillaahi Barkhad(Shiine)
18)Muxumad Xirsi Guudaal
19)Maxamed Adan Dugsiiye
20)Cabdiraxman Aadan Dugsiiye
21)Daahir Muusa Dugsiiye(Waabari)
22)Jaamac Muumin
23)Maxamed Xasan (Indha Wayne)
dadkasoo dhammanatood jooga dalka yemen iyo dhammaanba tafatirayaasha iyo weriyayaasha lughaya-news meelkastoo ay joogaanba waxay ilaahay uga baryayaan marxuumka geeryooday ee ismaciil yuusuf cilmi inuu jannadi farduusa ka waraabiyo qoyskii,eheladii iyo qaraabadii uu katagayna samair iyo imaan kasiiyo aammiin
weriye:
Wariye:-
Cilmi Yuusuf Caddaawe
Lughay-News-Sanca


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi Marxuum Ismaciil Yuusuf Cilmi Oo Ku Geeriyooday Xaafada Saafiya Ee Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback