Archive for June, 2008
Posted in June 24th, 2008
Hordhac:Safarka weftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu ku yimid Caasimadda Dalka Djibouti, waxa ay la xidhiidhaa in ay u muujiyeen Xukuummadda iyo Shacbiga Dalka Djibouti in ay la garab taagan yihiin, hiil iyo hoo-ba.
continue reading.....
Posted in June 24th, 2008
Borama-(Lug)-Waxad mooddaa in reer Soomaaliland caadaysteen shicib iyo dawladba sheekooyinka ku saabsan guuldarrooyinka isdabajoogga ee kaga dhacaya dhinacyada siyaasadda ,dhaqaalaha iyo horumarka ,
continue reading.....
Posted in June 24th, 2008
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigii uu hogaaminayay oo booqasho hawleed ku joogay Jamhuuriyada Jabuuti , waxa Maanta qado sharaf ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
continue reading.....
Posted in June 24th, 2008
Borama-(Lug)-Dalka Jabuuti ,waa dalkii ugu deggenaa geeska Afrika tann iyo ay burburtay xukuumaddii Siyaad Barre dhawr iyo toban sano ka hor .Waa dal ay reer Soomaaliland iska xigaan Soomaalilada kale marka loo eego xagga dhaqanka ,xidhiidhka
continue reading.....
Posted in June 24th, 2008
Borama-(Lug)-Guddoomiyaha gobolada Awdal iyo Selel ee wakhtigan Maxamuud Sh.C/Laahi ayaa kala daadiyey isla markaana nidaam cusub kasoo saaray amaro lagu joojinayo tallaabooyinka arxandarro ah iyo lacag khasab ah oo beryahanba
continue reading.....
Posted in June 23rd, 2008
Hargeysa-(Lug)-Kusimaha Madaxweynaha Somalilnad ,ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , waxa uu maanta soo saaray Digreeto Madaxweyne oo lambarkeedu yahay 345/062008, oo ku saabsan dhaqan galka lifaaqa wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerka
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , oo hogaaminaya Wefdi balaadhan oo ka tirsan Xukuumada Somaliland, ayaa maanta u amba baxay Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti.
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Agaasimaha Guud ee Dallada Dhalinyarad Somaliland ee SONYO Mr: Maxamed Axmed Maxamuud (Barawaani). Isaga oo ku hadlaya guud ahaan magaca dallada ururada dhallinyarada Saomaliland ee SONYO,
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Geeridu waa xaq,laakiin way kala xanuun badantahay.Cudur daar kasta oo la keenaa ma noqon karo mid dhalinyarada u banaynaya inay naftooda halligaan.
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya tuulada Ciye oo qiyaastii 30 kiiloomitir Boorama ka xigta dhinaca woqooyi ayaa sheegeya in dugaag an weli la aqoonsan noociisu uu dad iyo xoolaba ku cunay tuuladaas afartii maalmood ee innasoo dhaaftay .
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
“Maaha Inaad Hantidiinna ,Guryihiinna Iyo Jagooyinkiinna Ku Iibsataan Halaag Gerina Siisataan”Maayarka Boorama
Borama-(Lug)-Kuxigenka maamulka g/Awdal ,iyo kusimaha maayarka Maayarka Boorama ,Cabdi Nuur Sugaal iyo Muumin Gadiid Cumar ayaa maanta
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Boorama-(Lug)-Dood ku saabsan heerarkaii kala duwanaa ee ay soo martay nidaamka dimuqraadiyadda ee soomaaliland ,halka ay marayso iyo waxa laga filayo inay mustaqbalka gadho ayaa xalay lagusoo gebogebeeyey xarunta ururka dhallinyarada Says ee magaaladan Borama ,
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
1)Dr:Maxamed Awcali Cumar Dubbad;gud.fulinta ee ururka awdal brothers association
2)Idiriss Axmed Muusa:gud.ku xigenka ururka awdal brothers assiciation
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
Khartoum(lug) Midawga ururka ardayda reer Awdal ee wax ka barata dalka suudaan waxya tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamman ehaladii iyo qaraabdii ay ka baxeen dhalintii dhawaan ku geeriyootay
continue reading.....
Posted in June 22nd, 2008
dhamaan dadkana halkan hoos ku - xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan dhalinyardii dhawaan doonidu kala dhacday xeebta u dhaxaysa talyaaniga iyo liibiya dadkan oo aad iyo aad uga xum geeridan naxdinta leh
continue reading.....
Posted in June 21st, 2008
marka hore waxa aan salamayaa lughaya.com, marka xigtana waxa aan tacsi udirayaa shacabka reer awdal oo dhan gaar ahaan qoysaskii iyo eheladii ka baxeen dhalinyartii ku haligmay miditranean sea waxaanan u arkaa xoog ka baxay awdal iyo masiibo bini-aadmi oo dhacday
continue reading.....
Posted in June 21st, 2008
Nolasha aadamaha waxa kaliye ee ugu qaalisan waa jiritaanka nafta;hadana waxaa lagama maarmaan ah in uu helo aadamahu waxii uu ku noolaan lahaa,; aadamahu waxa uu u baahanyahay gabi ahaanba in uu helo:
continue reading.....
Posted in June 21st, 2008
Boorama-(Lug)-Waxa maanta ka bilaabmay magaalada Boorama imtixaanadii fasalada Afaraad ee dugsiga sare iyo kii fasalka Sideedaad ee dugsiyada dhexe, imtixaanadan ayaa waxa ay ka socdaan oo ay ardaydu ku galayaan
continue reading.....
Posted in June 21st, 2008
Jawaab-(Lug)-Waxaan aad ula yaabay nin la yidhaa Daahir Ismaaciil Furre (ina Gadoode) oo sheegay inuu suldaan uyahay beesha madaxwayne Rayaale oo 15 kii bishan shabakadda Lughaya News ku qoray maqaal cabasho ah oo uu kaga ashkatoonayay dhakhtarka gaarka ah
continue reading.....
Posted in June 20th, 2008
Kulankaasi ay qabteen ururka dhalinyarada ee Says oo ka dhacay hoolka shirarka dhalinyarada ee Moonlight iyo Says ayaa waxa ka qayb qaadanayay 70 xubnood oo bulshada noocyadeeda kala duwan waxana halkaasi ay ka soo jeediyeen su’aalo ay waydiinayeen
continue reading.....
Posted in June 20th, 2008
Borama-(Lug)-Tahriibtu waa nooc cusub oo ka mid ah muhaajiriinta wakhtigan ay ku dhaqmaan dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya .Tahriib ,oo macnaheedu yahay koontarabaan ku dhoof ama dal kale sida koontarabaanka ku gal
continue reading.....
Posted in June 20th, 2008
Runtii waxaa wax laga naxo oo laga murugoodo ah in halmar ay masiibo ku habsato qoomiyad meel degan oo ay waayaan jiilkii ay manfac iyo waxtar ka sugayeen oo hal mar geeriyoodaan.
continue reading.....
Posted in June 19th, 2008
Posted in June 19th, 2008
Dul iyo hoosba waan ugu dhigay waa dixdhagaxeede
Anuunbaa damqanayee dhaguhu uma daloolaane
Dadkaan la hadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane
Bal inay dalfoof tahay caqliga dooni laga saaray
Wixii hore usoo daashaday bay degashanaysaaye
continue reading.....
Posted in June 19th, 2008
Boorama-(Lug)- Xaaladiha dhaliyarada reer Boorama ee shalay ayaa ah mid ay dhan walba murugo ka saamaysay, dhalintu waxa ay wayday saaxiibo qaali ah oo ay wada qaateen maalmo farxadeed, waxa ay wax badan ka murugsan yihiin sida ay wax u dhaceen
continue reading.....