Boorama-(Lug)-Lix ama toddoba sano kudhawaad uu Rayaale haystay xukunka dalka, ayaa waxa la odhan karaa waa wakhtigii ugu fiicnaa xukuumadda uu madaxa ka yahay ee ka kooban ku dhawaad afartanka wasiir, wasiir kuxigeennno iyo
Boorama-(Lug)-Lix ama toddoba sano kudhawaad uu Rayaale haystay xukunka dalka, ayaa waxa la odhan karaa waa wakhtigii ugu fiicnaa xukuumadda uu madaxa ka yahay ee ka kooban ku dhawaad afartanka wasiir, wasiir kuxigeennno iyo
Boon-(Lug)-Munaasibadan balaadhan oo ay goobjoog ka ahaayeen Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka, Gudoomiye ku xigeenka degmada Borama, Xoghayaha G/Awdal, Xildhibaano ka tirsan Golaha degaanka iyo qurba jooga reer Boon ayaa maanta ka dhacday Magaalada Boon,
C/raxmaan (Labo Alif) Baa Isaguna Bil Ka Hor Helay Abaal Marin Deeq Wax Barsho Ah Haseyeeshee Lama Qaadan Sobobo Siyaasadeed Awgood.
Ardayda Reer Awdal Ee Sudan Oo Horyaalnimo Aan Caadi Ahayn Ka Muujiyay Jaamacadha Dalkaasi.
Hargeysa-(Lug)-Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Somaliland ayaa go’aanka soo saaray heshiiska ay xukumadu la gashay ganacsadaha Al jaabiri kaas oo muran balaadhan ka dhaliyey dalka.
CONFERENCE IDENTIFIES THE DILLA-BORAMA ROAD AS A MAJOR PRIOIRTY FOR AWDAL
On Saturday, July 26, 2008, the Association of Awdal Community of North America, the largest single regional organization of Awdalites in North America, held its 1st annual meeting in Toronto, Canada.
Tan iyo maanta gellinkii danbe waxaa shabakadda Lughaya news si wayn ugu soo quqlqulaya bogaadinta iyo hanbalyooyinka loo dirayo meherka mudane Faysal Muxumad Sacad iyo marwo Idil Xasan Aadan oo ka dhacay magaalada Borama maanta oo ay taariikhdu tahay
Anaga oo kala ah:
1. Cabdiraxman Aadan Maxamuud
2. Mukhtaar Xasan Maydhane
3. Khadar Maxe’d Xasan Raydal
4. Liibaan Xuseen Daahir
5. Ibrahim Siciid Cilmi
6. Cabdi Maxamed Xasan “Bakaal”
Waxaa xalay oo taariikhdu markay ahayd ahayd 07/27/2008 lagu soo gabagabeeyey magaalada Toronto ee wadanka Canada, shirkii mudada dheer la sugayey ee ururwaynaha AACNA.Shirkani oo ay ka soo qayb galeen dadwayne farabadan
Horyaal(lug)-Waxaa maalmahan danbe isa soo taraya qoraallada been abuurka ah ee sida tooska ah loogu aflagaadaynayo shakhsiyaad aan waxba galabsan iyo dadyow ayna habayaraatee xumaani ka dhaxayn oo la rabo in la isku diro
Gabilay (Lug)-Badhasaabka cusub ee gobolka Gabilay Maxamed Axmed Cabdi [Xabiib] ayaa manta xilkii kala wareegay badhasaabka gobolka Maroodi Jeex oo ay hore uga tirsanayd Gabilay.
Borama-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka Golaha degaanka degmada Borama Muumin Gadiid Cumar ayaa maanta ka gudoomay deeq iskugu jirta Bariis,Daqiiq,Baasto iyo Saliid xoghaya Madaxwaynaha isla amrakana ka socday Xafiiska Madaxtooyada Md.Daahir Cali.
“Riigaasi Waa La Majarahabaabiyey ,Oo Ma Tegin Dhulkii Biyaha Laga Sahamiyey”
“Waxa La Ii Sheegay,Ma Tegine, In Riigaasi Ceelal Ka Qodayo Beer Madaxweynuhu Iibsaday”
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan waxgaradka iyo oadayaasha kasoo jeeda degaanada galbeedka ee magaalada Boorama ayaa dareen cadho leh ka muujiyey
Hargeysa-(Lug)-Shirkii Golaha Wasiirada ee ka dhacay xarunta Madaxtooyada Maanta oo Axada oo taariikhdu tahay 27/07/2008, shirkaas oo uu gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , oo sii ambo qaaday shirkii hore ee Golaha Wasiiradu ay ku yeesheen Madaxtooyada 20-kii Bishan.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Md.Aadan Axmed Cilmi ayaa maanta baaq qaylo dhaan cunto yaraan ah ka soo saaray Magaalada Hargeysa, Waxaanu UN, hayadaha caalamiga ah, caalamka islaamka, iyo Jaaliyadaha Somalialnd ka dalbaday inay raashin la soo gaadhaan Shacbiga Somaliland.
Bahda Lughayanews waxay Hambalyo heer Sare ah u dirayaan Wariye Cumar Maxamed Faarax iyo Marwo Sahra Faarax Maxamuud oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama.
Walaalayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa,su aal markaste maskaxdiinu is weydiiso markaad maqashaan magaca musharaxa Madaxwayne Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici.
Boorama-(lug)-Isuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka Awdal Cabdilaahi Muuse Yoonis ayaa maanta ka gudoomay hada world vision deeq dawo ah oo aad u tiro badan, deeqadan maanta la gudoonsiiyay wasaarada caafimaadka ayaa waxa ay isugu jirtaa noocyo badan oo ay ka mid yihiin dawooyinka
Boorama-Lug)-Waxa maanta magaalada Boorama soo gaadhay 3 baabuur oo ah nooca looyaqaan Waaraadka oo sida shixnado bariis ah oo lagu qiyaasay 1350 kiis oo bariis ah, sixnadahan ayaa waxa ay u rarnaayeen shirkada ganacsiga caalamiga ah ee Omaar oo marka magaceeda la soo gaabiyo loogu yeedho “OMINCO”.
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiye-ku-xigeenka afraad ee xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, isla markaana ka mid ah musharraxiinta u tartamaya jagadda madaxwyne-ku-xigeenka ee xisbiga dhexdiisa Eng.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)
Borama-(Lug)-Dunidan maanta an joogno ayaa u kala qaybsanta kuwa lagu sheego inay fakhri yihiin ,kuwa lagu sheegyo inay soo korayaan ,kuwa sabool ah ,iyo kuwa hore uga maray dhinacyada nolosha .Sidaasoo kale ayaa mucaawinooyinka la siiyo dalalka saboolka noqdeen
Hargeysa-(Lug)-Hawl-gal la isugu soo dhawaynayo Ganacsatada Xoolaha ee diidan heshiiska Xukuumada Iyo ganacsadaha Sucuudiyaanka ah ee Al-Jabiri, loogana gol leeyahay sidii wada-hadal loogu soo dabaali lahaa khilaafaadka ka taagan ganacsiga dhoofka xoolaha,
Boorama-(Lug)-Waxaa maanta lagu qabtay Masaajidka Ibraahiim eek u yaala magaalada Boorama xaflad lagu soo gabagabeynaayey aqoon korodhsi u socday ardayda jecel barashada diinta Islaamka mudadii lagu jiray fasaxa, waxaana barnaamijkan soo qabanqaabisay ururka samafalka ee loo yaqaano (Wafaa)
Hargeysa-(Lug)-Hoggaanka sare ee urur-siyaasadeedka sharciyadiisa lagu muransan yahay QARAN, ayaa ka dayriyey marxaladda dalku ku sugan yahay waqtigan, oo ay ku tilmaameen mid halis ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland, taas oo u baaha in gurmad loo dhan yahay laga yeesho.