cake.JPGBahda Lughayanews waxay Hambalyo heer Sare ah u dirayaan Wariye Cumar Maxamed Faarax iyo Marwo Sahra Faarax Maxamuud oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama.

Waanan leeyihiin noqda kuwii isku waara Aqalgalkoodana ku gaadha Bash iyo bash iyo Barwaaqo.

Aaamiin   Aaamiin