Anaga oo kala ah:
1. Cabdiraxman Aadan Maxamuud
2. Mukhtaar Xasan Maydhane
3. Khadar Maxe’d Xasan Raydal
4. Liibaan Xuseen Daahir
5. Ibrahim Siciid Cilmi
6. Cabdi Maxamed Xasan “Bakaal”
7. Xasan Xuseen Faarax
8. Ibrahim Xasan Daahir
9. Maxamed Adan Maxamuud
10. Maxamed Sh.Daahir Geelle
Waxa aanu Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Meherka:
Mudane: Faysal Muxumed Sacad
&
Marwo: Idil Xasan Aadan
Oo Meherkodu ka dhacay Rays Hotel, Borama 29/07/08. Waxa aan Eebe Weyne uga baryaynaa inuu barakeeyo reerkaasi cusub, Ubad iyo Khayr badana kala siiyo.
Amiin – Amiin
Abdirahman Adan
abdirahman.adan@gmail.com


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Meher: Mudane: Faysal Muxumed Sacad Iyo Marwo:Idil Xasan Aadan "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback