Tan iyo maanta gellinkii danbe waxaa shabakadda Lughaya news si wayn ugu soo quqlqulaya bogaadinta iyo hanbalyooyinka loo dirayo meherka mudane Faysal Muxumad Sacad iyo marwo Idil Xasan Aadan oo ka dhacay magaalada Borama maanta oo ay taariikhdu tahay
29/7/2008, haddaba inkasta oo ay dadyow kala duwani noo soo direen tahniyadahaasi haddana duruufo la xidhiidha shuruucda baahinta iyo arrimo farsamo awgood ayaannu isku daynay inaannu magaacdaasoo dhan meel kaliya isugu geynno hal mar-na wada baahinno, iyada oo ay shabakaddu dad waynaha sharaftale ee tahniyadaha diraya ka raali gelinayso arrintaasi, waxaana diraya hanbalayada:
1. Nimco Axmad
2. Idriis Muxumad Sacad iyo xaaskiisa Faadumo Cismaan Farax iyo carruurtooda
3. Axmad Muxumad Sacad iyo xaaskiisa Foozia Cabdillahi Muxamad Sacad iyo waliba carruurtooda
4. Zahra Muxumad Sacad iyo Maxamad Cabdillahi iyo waliba carruurtooda
5. Xaliimo Muxamad Sacad iyo Cabddalah Faraax Sigad iyo waliba carruurtooda
6.XasanXuseen Faarax iyo Xaaskiisa Faadumo Muxumad Sacad
Iyo dhammaan reer Muxamad Sacad iyo qaraabooyinkooda iyo waliba durriyadahooda .
7. mocooyo/ayeeyo Mako Caateeye Faahiye
8. mocooyo/ayeeyo Madiino Warsame Cimri dharar
9. dhammaan reer Caateeye Faahiye
10. Guuleed Maxamad Aye
11. dhamaan reer Maxmad Aye
12. adeero Cilmi Kaahin Giirre iyo Carruurtiisa
13. eddo Caasha Kaahin Giirre
14. aabbe Axmad Kaahin Giirre
15. Cabbaas Axmad Kaahin
16. Cawaale Axmad Kaahin
17. Ayaan Axmad Kaahin iyo carruurteeda
18. Maxamad Axmad Kahin
19. dhammaan reer Kaahin Giirre iyo waliba qraabada labada dhinacba.
20. iyo ugu danbayn Isniino Muxamad oo hanbalyadeeda ku so gunaanaday burraanburkan hoos ku qoran :
Arooskaan u xaytayeen xooga saarlahaayoow
Xagayga hadaanan iman oon xalilayo hawl
Kuman kalaa xeeran oo xiisahaaga qaba
Xafladii lahabee dariiqyada xashiish mayaal
Magaaladii xaadhan suuqyadiina waa laxidhay
Ragaa xaragooni dumarkaa bundaadyo xidhan
Xidigahaa nuuri dayaxaa xayaabkariday
Durbaanaa xiimi damala’an xabeeb lahayn
Xaadir buu idiiyahayoo SAMAROON xabadi mahadhin
Xirfadii Alla baray iyo wilwilay xaf dhabanayaan
Xoogii Xirsi Muude Xildhibaanadii ukacay
Xaqiiqdii waxa katalin Xoghayeenadii TOLKIIN.
Dhammaan dadkaasi kor ku xusan oo kala jooga dunida dacalladeeda aya waxa ay u rajaynayaan arooska iyo aroosaddaba farxad iyo barwaaqo waarta iyo waliba carruur khayr qaybta , annaguna sidoo kale haddii aannu nahay bahda lughaya news waxaannu leenahay aaamiin ,,, aamiin alle ha aqbalo Tahniyadahana waxaa na soo gaadhsiiyay :
Nimco Axmad nimco__1984@hotmail.co.uk
Isniino Maxmad isniino2@hotmail.co.uk
Axmad Maxamad aftoox_boon@hotmail.co.uk Sweden



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo Iyo Boogaadin Ku Socota Mudane Faysal Iyo Marwo Idil Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay Rays Hotel Ee Magaalada Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback