Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Lagu Dhaqan gelinayo Xilliga la bilaabayo Diiwaan gelinta Codbixiyayaasha.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Lagu Dhaqan gelinayo Xilliga la bilaabayo Diiwaan gelinta Codbixiyayaasha.
Boorama-(Lug)-Shir jaraa’id oo ay maanta wada jir u qabteen dhamaan ganacsatada xoolaha nool dhoofisa ee hobolka Awdal ayaa lagu qabtay hoteelka Rays ee magaalada Borama. Shirkan ayaa waxa ay
Hargerysa-(Lug)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland General Maxamed Saqadhi Dubad , ayaa beeniyay war sheegayay in ciidanka Booliisku ay ku guul daraysteen inay gacanta ku dhigaan Sh Cali Dheere , oo ka mid ahaa aasaasayaashii Maxkamadihii Muqdisho
Aabo Cali Yuusuf Ileeye
Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Wariye Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf iyo Xaaskiisa/Caruurtiisa
C/risaaq Cali Yuusuf
Maxamed Aadan Yuusuf
Yuusuf Cali Yuusuf
Allaybaday-(Lug)-Waxa maanta lagu qabtay Xarunta Maamulka Degmada Allaybaday xaflada aad iyo aad qiime u leh oo sifiican looga soo shaqeeyay loona agaasimay,Xafladaasi oo lagu xusaayay Maalinta Waxbarashada Degmada Allaybaday ee 21 July iyo Sanad guuradii saddexaad
You are cordially invited to attend this conference call hosted by Somaliland American Council. The Keynote speaker is Mr. Ahmed Yusuf Yassin, Vice President, and Republic of Somaliland
Borama-(Lug)-Maamulka garoonka dayuuradaha e Magaalada Boorama ayaa la sheegeyaa inuu haatan kasoo hagaagayo sidii u ahaan jiray toddobaadyo wakhtigasoo rakaab badan oo wakhtiga xagaaga ah kasoo degeyey haroonkaasi ay ka cawdeen habdhaqanka maamulayaashiisa .
“Dahabshiil Dalkaa Lagu Aamini Karaa ”
‘Dahabshiil Ammaanbay Leedahaya Laakiin Khalad Weynbay Gashay ,Oo ….”Muwaadiniin Reer Boorama Ah
“Dahabshiil Ree Boorama Waxba Uma Keenin Ee Isaaqbay U Keentay “Ganacsade Reer Boorama
Hargeysa-(Lug)-Ganacsatada xoolaha dhoofisa , dilaaliinta Saylada iyo xubno ka mid ah xoolo dhaqatada dalka , ayaa shalay difaacay heshiiska xukuumadu kula jirto ganacsadaha Sucuudiga ah ee Saleebaan Siciid Al Jaabiri oo dhawaan la kordhiyay
Qaahira (lug)waxaa haboon qof walba waxqabadkiisa iyo kartidiisa in la sheego ha ahaado qof qudhaata ama koox iyagu iska leh figrad hirgashey markaa anuu waxaan odhan lahaa websiteka Lughayanews waa mid hirgalay oo anbo qaadey una dhexeeya dadka gobolka dega Awdal
Hargeysa (Lug) Wasaarada Beeraha Somaliland, ayaa bilowday qorshe ay kala shaqaynayso hay’adaha samo falka caalamiga ah oo la xidhiidha kobcinta dhaqaalaha maxaliga ah ee Beeralayda iyo horumarinta nolosha bulshada Somaliland.
Borama-(Lug)-Salaadiintu waa madaxdhaqameedyo,waa kuwii ka qaybgalay dagaalkii lagu xoreeyey dalka ,isla markaana kumanyaal qof oo ka tirsan shicibka ay hoggaamiyaan ku dirqiyey inay dagaal kala hortegaan maamulkii Afweyne
London-(Lug)-Galbeedka magaalada London waxaa shaley ka dhacey shir ay isugu yimaadeen jaaliyada ku abtirsata gobolada Awdal Iyo Salal, shirkaasi oo loo soo agaasimey si heersare ah waxa ka soo qeyb galey dad aad u fara badan
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa qiimaha gaasku mar kale cirka isku shareeray ,taasoo sababtay in danyartii ku noolayd magaaladu habeenadan ku dhammaystaan mugdi kaddib markii ay iibsan kari waayeen gaaskii ay iftiinka ka dhigan jireen .
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta u magacaabay gudoomiyayaal cusub Gobollada Gabilay iyo Badhan iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Badhan.
Fadhigii maanta ee Golaha Guurtidda ee Somaliland ayey mudanayaashii ka soo xaadiray madashii maanta ee golaha kaga doodeen siyaasada arimaha gudaha dalka.
Sabadkeenni roob iyo
sareedaa hadhaysoo : samadaa irmaanayd
sabi iyo haweeniyo : dhallintii la sugayiyo
oday soo jireenaba : saf qudhaa la taagnaa
waxa sadar cad lagu qoray : saaqid quusha la coloo
danta guud sinbiidhiyo : sakhraan yaan war laga gurin ….
Waxaa maanta wakhti loo cayimay Wakhtiga ay qabsoomayso munaasibada 10 guurada qalibhabinta Dufcadii todobaad ee Ardayda Jaamacad Camuud, Munaasibadan ayaa waxa loo qabtay inay qabsoonto July 31, 2008, waxana lagu wadaa inay ka dhacdo Hoolka Qalinjabinta ee Jaamacada Camuud.
Borama-(Lug)-Maskax Maal waa gole cusub oo ay ku midaysan yihiin dhalinyaro aqoonyahano ah oo ka kala socda bulshada qaybaheeda kala duwan islamarkaan ka shaqeeya hay’ado ama ururo kala duwan oo ka jira magaalada Boorama sida jaamacada Camuud,
Hargeysa-(Lug)-Xaalad Xun oo Halis ah oo aan Hore inoo soo marin ayaa Dalkii Marayaa: Dhibaatooyinkii hore loo qabay, waxa ka mid ahaa: Shaqa la’aan, Mushaharyarida Ciidamada iyo Shaqaalaha, Maamul xumo, Wax soo saar iyo horumar la’aan, musuq-maasuq, Dhaqaale bur-bur iwm.
Borama-(Lug)-Waxa galabta Magaalada Borama soo gaadhay Aasaasihii koowaad ee Jaamacada Camuud Md.Xasan Cali Cismaan waxana soo dhaweeyey Dadwayne aad u tiro badan oo kaga hor tagay magaalada Goronyo cowl oo borama u jirta 8km.
Borama-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale ayaa sheegeyaa inuu Golahiisa wasiirada marki u horreysay uu si cadho leh ugala hadlay xaaladda dalka iyo dayaca ka muuqda laamaha daladda ,iyo wasaaradaha ,isagoo dhinaca kalena qaar ka mid ah wasiiradu shaqo ka dhigteen inay dalka la maamulaan sidaa darteedna loo baahanyahay in isbeddel waxqabad la sameeyo.
Boorama-(Lug)-Waxa maanta 46 maamule iyo kuxigeenadooda oo ka kala socday dugsiyada degmooyinka Baki iyo Lughaya loogu soo xidhay xarunta wasaarada waxbarashada ee gobolka Awdal, tababrkan oo ay ujeedadiisu ahayd kobcinta Maamulka iyo Maaraynta ayaa waxa uu