kulmiye2.GIFKU: Dhammaan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
Dhammaan Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxa lagu wargelinayaa inay 8:00 Am, 23/08/2008 ku sugnaadaan madasha Shirku ka dhacayo ee Magaalada Burco City Plaza Hotel. 
 

Sidoo kale, waxa lagu wargelinayaa Xubnaha Golaha dhexe inay inta ka horreysa Isniinta Sawiradooda keenaan Xarunta Xisbiga ama yimaaddaan si loo sawiro, kaadhadhka aqoonsigana loogu sameeyo.
 

C/kariin Ahmed Mohamed
Xoghayaha Guddida qaban-qabada Shirka   Golaha dhexe