Anaga oo ah bulshada reer Boon qaybaheeda kala duwan oo aanan halkan ku soo koobi karin magacdooda waxa aan halkani hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa xisbiga Kulmiye sidii sharafta lahayd ee uu u doortay musharaxiinta Axmed maxamed Siilaanyo iyo Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil oo noqon doona mushariinta madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa.
Magacda dadka diraya hambalyada waa:
1. Ibraahim Cabdilaahi Suubane Irrije
2. X. Maxamuud Ibraahim Allaale
3.Abiib Rooble Xoosh
4.Xasn Dugsiiye Hiroosh Qalab
5. Sacad Muumin Maydhane
6. Isaaq X. Muxumed Ibraahim
7.Faadumo AwGeele Dhawal
8. faadumo Allaale
9. Aro Faarax Warfaa
10. Saleebaan Siciid Cismaan Harimacays
11.Saleebaan Siciid Cismaan
13. Axmednuur Faarax Qayaad
14. Muuse Warfaa Xoosh
15. Deeqa Muuse Dixood
16. Ilyaas Rooble Bare
17. Xaawa Axmed Cawaaale


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Boon: Hambalyo Musharax Axmed Siilaanyo Iyo Eng.Cabdiraxmaan Saylici "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback