Waxan halkan hanbalyo uga diraynaa hadaanu Jaaliyada reer Awdal iyo Zelel Inaan Taageero buuxda u hayno Mujaahid Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Eng:Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil(Zaylici). Waxan leenahay illaahay ha idiin sahlo xilka la idiin Egmaday hadaanu nahay bulshada ku nool Norway ee kasoo jeeda goboladaasi inaan tageero buuxda uhayno labadaasi musharax kuwaaso insha allaahu ku guulaysan doona tartanka doorashooyinka soo socda Hanbalyo Hanbalyo iyo Guul
1-Axmed Cabdilaahi Cilmi (Odeyagarbis)
2-Rooble Saalax Jaamac
3-Ilyaas Cabdi Rooble xoosh
4-Maxamed Ciye
5-Faysal Maxamed Warsame
6-Maxamed Maxamuud
7-Axmed Ciye
8-Siyaad Tukaale Riiraash
9-Maxamed Nuur warsame
10- Axmed Maxamed
11-Xasan Muxumed Nuur
12-Saleebaan Axmed Muuse
14-Axmed Warsme Qalinle
15-Cabdiraxim Diiriye Daahir
16-Cabdi Axmed xuseen
17-Caydaruus Faarax Daahir
18-Cabdiwahaab Axmed Jigne
19-Cabdiwali Faarax dhudin
20-Maxamed Faarax Cali
21-mukhtaar Daahir Cadar
22-Idiris Muuse Good
23-Faarax Nuur Bakaal
Guul iyo Gaashaan Eng: Cadbiraxmaan iyo Axmed Siilaanyo


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Guul iyo Gaashaan Eng: Cadbiraxmaan iyo Axmed Siilaanyo "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback