Annagoo ah taageerayaasha xisbiga kulmiye ee G/Awdal ,waxan hambalyo u diraynaa hoggaanka xisbigaasi sidii uu kala saaray musharraxiintii gobolkan awdal kasooa jeedday ,annagoo u arkayna inay ahayd mid caddalad ku fadhida ,
waxanan musharrax mansabka madaxweyne kuxigeenka Xisbiga kulmiye u diraynaa inuu ilaahay ku guuleeyo mansabkaa.
Haddaba aiyadoo liiskaasi uu ahaa mid ay qorrayeen magacyo badan ayaan kasoo qaadanaynaa kuwa hoos ku qoran.
Xasan Xaashi Dharaar
Muuse Xuseen Faatax
Yuusuf Cabdi Geelle
Idiris A.Buux
Abshir Maxamed Ducaale
Nuur Wacays Xoosh
Cilmi Cabdi Kaamil
Axmed Xaashi Dharaar


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo iyo Taageero Ku Wajahan Md.Siilaanyo iyo Eng.Saylici "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback