Gudiga iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Sweden waxay hambalyo u dirayaan Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Xisbiga KULMIYE. Mudane Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo iyo Eng Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici .
Waxaan u rajaynaynaa inay noqdaan kuwo ku guulaysta Doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka dhacdo horaanta sanadka 2009-ka.
Waxaanu halkan ka balan qaadaynaa inaan isla garab taagi doono taageeradayada hadii ilaahay idmo.
Gudiga kulmiye Swedan.
1- Ahmed Ibraahin Gudoomiyaha Kulmiye Sweden.
2- Cismaan Abshir Gudoomiye kuxigeenka Kulmiye sweden.
3- Mubaarak qoorubaxay, Afhayeenka Kulmiye Sweden.
4- Mohamud xarbi Xoghaya kulmiye Sweden.
5- Mohamud Xaaji Aden khasnajiga Kulmiye sweden.
Kulmiyoo hayoo , na hogaamiyay Ku hagaagsantee , awrka hinjiyaay!
Mubaarak qoorubaxay
Afhayeenka Kulmiye Sweden.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback