Anaga oo ah bulshada reer Saylac waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa xiusbiga kulmiye gabi ahaantiiba waxanan si gaar ah ugu hambalyaynaynaaMusharax Axmed Maxamed Siilaanyo iyo MusharaxEng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Salici oo noqon doona mushariinta madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisa.

1. Faarax Xasan Warsame
2. Axmed Cige Dharaar
3.C/raxmaan Cadar Faarax                   Xawle
4.Rashiid Xasan Geele
5.Naasir Xasan Geele
6.mahado Axmed Cige
7.Saleebaan X.Maxamuud Ibraahim
8.Luula Faarax Suldaan
9.Maxamed Hufane Barkhadle
10.faadume Ciye Dharaar
11.Maxamed Muuse Warfaa
12Cabdi Rayaale Aabodiid
13.Daahir Cali Diiriye
14.Cumar Cige Dixood
15. Nuur Muumin Maydhane
16.Ismaaciil Cabdilaahi ISmaaciil
17.Idiris Axmed Cali
18. Cabdiraxmaan Hufane Barkhad                   Baxaan
19.Xasan Bahdoon Bookh