Suldaanka guud ee jaaliyadda Maxamad Case ee dalka Netherlands Md.Muuse Sh. Xasan Migil (Muuse Tuur), iyo dulahaanba bulshada Samaroon ee ku dhaqan Holand aya waxa ay hanbalyo u dirayaan madaxwayne Axmad Maxamuud Siilaanyo iyo madax wayne ku xigeen Eng. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici).
Raggaaas oo la rajaynayo inay wadiiqo dimuqraadiyadeed oo horumar hiigsata ku hogaamin doonaan jamhuuriyadda Somali Land.dadka hanbalayada Diraya
1.Muuse Sh. Xasan migil(Muuse Tuur ]
2.Heybe Ciise Dhameeye .
2., Suleimam Muusa Cilmi (Godin Abreyn)
3.Ismaaciil Xasan Diide
4..Maxamed Cali Shanle
5.Cali Suldaan
6. Xasan Jamac Axmed Shabeel
‘9.Nuur Farax
10.Cabdi Cali
12, Cali Geestiir
13.Barkhad Axmed
14 ali tokhashi
15 faarax lowyacadu
16.Jirde Cabdilqadir
Suleiman Cilmi Muse (Godin Abrayn)
Netherlands
elmi_lion@hotmail.com


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo :Madaxwayne Siilaanyo Iyo Ku Xigeenkiisa Eng.Saylici "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback