cabdinimco.jpg1. Cismaan Aadan Abtidoon iyo xaaskiisa Caasha Cabdillaahi Cilmi (Kalluunle) iyo carruurtooda
2. Basra Cabdillaahi Cilmi (Kalluunle) iyo carruuteeda
3.Zaynab C/Laahi Cilmi (Kalluunle)
4. Sul.Maxamad Cabdilaahi Cilmi(Kalluunle)
5. Nimco C/Laahi Cilmi (Kalluunle) Iyo dhammaan reer (Kalluunle)

6. Cabdi Aadan Abtidoon iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
7.C/Fataax Jaamac Maxamad
8.C/Razaaq Garaad
9. C/Rashiid Qaasim (Siiraanyo)
10.Ibraahim Cilmi Wayrax
11. C/Rashiid Xirsi Cali
12. Muscab Xirsi Cali
13. Kaltuun Xirsi Cali iyo dhammaan reer Xirsi Cali
14. Caasha Xuseen-Quulle
15. Cumar Xuseen-Quulle iyo dhammaan reer Xuseen Quulle
16. C/Qani Muse Caynaan
17.Xasan Xaamud Jibriil
18. C/Shakur Muxamad Badar
19. C/Qani Maxamad Badar iyo dulahaan qoyska reer Muxamad Badar.
19. Faysal Ibraahim Cilmi
20. Maxamad Jaamac Axmad
21.Xasan Axmad(Bagaale)
22.Mukhtaar Yuusuf Jaamac
23. Amran Yuusuf Jaamac

cabdi-hindi-iyo-nimco.jpg

dadkan kor ku xusan oo kala jooga Imaaraadka, Canada,Norway,Djibouti,Borama,Saylac iyo Garbo-Dadar ayaa waxa ay hanbalyo iyo boogaadin u dirayaan Mudane Cabdi Cabdillaahi-Kalluunle (Cabdi Hindi) iyo Marwo Nimco Saciid Kaariye oo uu meherkoodu ka dhacay 25 kii bishan 8aad magaalada Borama, waxayna arooska iyo aroosadda ilaahay ua baryayaan inuu ka yeelo kuwii isku waara barwaaqo iyo raynarayn-na ku wada jooga, ubad khayr badannna kala hela,, annaguna haddii aannu nahay bahda Lughaya News sidaasoo kale ayaannu u rajaynaynaa Cabdi Hindi iyo Nimco Siciid,,, aamiin, aamiin.