Waxa idinku casuumeysaa dad ka kunool Minesota iyo cidii kale kasoo qayb galikarta. Is ku imaantin ku saabsan dhismaha cusub ee bilaabmey ee GEB SECONDARY BOARDING SCHOOL oo laga dhisayo Gobolka Awdal Somaliland.

Waxa halkaa ka hadli doona wax garadka aqoon yahanada iyo waayeelka. Mohamed Fariid, Ali warsame, Dr Abdirahman Beileh, Dr Ali Bahar, Aden Amin Awil, iyo Ibrahim Aye.
Saacada waa 0100 pm ilaa 05:00 pm meeshuna waa
East side neighborhood 1700 second str Minneapolis mn
Wixii faahfaahin ah kalsoo xirir
612-205-0138




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Ogeysiis:Rural Education And Development Usa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback