sawiro.jpgDhamaan  masuuliyiinta ururka guud ee ardayda soomaaliyeed ee dalka yemen,ururka  guud ardayda reer jabbuuti ee dalka yemen   iyo masuuliyiinta jaaliyadaha somaaliya iyo jabbuuti  iyo  masuuliyiinta xawaaladaha dahabshiil

 ,qaran,amal iyo tawakal ee  fadhigoodu yahay dalka yemen waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
 
Boqorka:Dr: Cabdiraxmaan Axmed Nuux (hoorri) iyo Boqoradda:Muna Muusa Faarax

oo 29/08/08 uu arooskoodu ka dhacay qaacada wayn ee axlaam la yiraahado ee  magaalada sanca ee dalka yemen  dadka hambalyada diraya waxa  ka mid ah:
 
1)Idiris aadan raage
2)khadar ibraahin cumar
3)qaalib maxamed cabdallah
4)dr;cabdiraxmaan muusa
5)dr;maxamed ducaale
6)dr;maxamed awcali cumar
7)sheekh maxamed aadan ileeye
8)ilyaas xamed ibraahin
9)cumar cali cumar
10)xasan xirsi cali
11)mustafa cumar cadaawe
12)cabdallah aadan cabdalaah
13)axmed  nuux xuseen
15) cabdiraxmaan daahir bullaale
16) idiris axmed muusa
17)ismaaciil xasan axmed
18)cabdisalaam  axmed cismaan
19)mukarram cumar yuusuf
20)muusa daahir tukaale
21)khadar daahir bullaale
22) cabdiraxiim aadan dugsiiye
23)cabdilaahi nuux cilmi
24)cabdiraxmaan sulaymaan muusa
25)khadar aadan (saylici)

dadkasoo dhamaantood ku sugan daafaha kala geddisan ee dalka yemen waxay arooska iyo aroosada ilaahay uga baryayaan inuu arooskoodu noqdo kii lagu nasto ee lagu negaado bashbasha iyo barwaaqo ay ka helaan ……aammiin ………..aammmiin…….. aammiin….
 
 

wariye-cilmi-yuusuf-cadaawe.jpg
Wariye:-
Cilmi Yuusuf Caddaawe
Lughayanews-sanca (yemen)