Anaga oo ah dhalinyarta beesha habarcafaan ee xisbiga kulmiye gobalka awdal waxaan habalyo aan loo kala hadhin u diraynaa musharaxa madaxweynaha mudane AXMED SILAANYO IYO MDAXWEYNE KU XIGEENKA MUDANE CABDIRAXMAAN SAYLICI
Anaga oo ah dhalinyarta beesha habarcafaan ee xisbiga kulmiye gobalka awdal waxaan habalyo aan loo kala hadhin u diraynaa musharaxa madaxweynaha mudane AXMED SILAANYO IYO MDAXWEYNE KU XIGEENKA MUDANE CABDIRAXMAAN SAYLICI
Gudoomiyaha Jaamacada Eelo American University ee Gobolka Awdal Pro.Axmed Xaashi Abiib ayaa dhawaan ku tagay safar hawleed magaalada Gabilay, gudoomiyuhu waxa uu shabakada wararka ee Lughaya News uga waramay ujeedada socdaalkiisaas, waxana uu yidhi “
Burco-(Lug)-Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Muraaridka ah ee Kulmiye saddexdii Cisho ee Ina soo dhaafay uga socday Magaalda Burco ayaa maanta la soo gabogabeeyey
Oodwayne-(Lug)-Munaasibad Suldaan cusub loogu caleemo-saaray Beesha Ba-dhulbahante (Habar-yoonis) ayaa shalay lagu qabtay Magaalo-madaxda Gobolka Oodweyne.
1. Abbo Xaaji Cilmi Axmad Ducaale iyo hooyo Cibaado Maxamuud Xasan
2.Axmad Xaaji Cilmi Axmad
3.Cabdoo X.Cilmi Axmad
4. Samatar X.Cilmi Axmad
5. iyo dhammaan reer X.Cilmi Axmad
Anigoo ka mid muwaadfiniinta u dhalatay gobolkan waxan aad uga xumahay dhacdooyinka ku salaysan caddaladarada iyo eexda taasoo ka fog nidaam dimuqraadiyaga ah ee maanta aan sheeganaynno ,waxanan sidaa u leeyahay dhacdo lama filaan ah oo aan ku ogaaday nidaamka garsoorka gobolka ,haddii aanay la qabin maamulada kale ee dalku.
Burco-(Lug)-Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo maanta lagu waday in lagu doorto Murashixiinta Madaxwaynaha iyo ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye uga qayb gali doona doorashooyinka soo socda ayaa dib loo dhigay ka dib markii la isku mari waayay dooda qodobada loogu codaynayo murashixiinta
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu soo saaray Digreeto cusub oo uu ku magacaabay Agaasimaha guud ee Shaqada Wasaarada Caafimaadka Somaliland.
Bahda Lughaya news waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinaysaa qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Caaqil Ismaciil Warsame Camir (Uurdoox) oo ahaa caaqil ka mid ah caaqilada Beesha Reer Maxamed oo maanta ku geeriyoday magaalada Borame.
Boorama-(Lug)-Shir ay ujeedadiisu ahayd qiimaynta hawlihii u qabsoomay iyo dhagaysiga waxa u qurshaysan Ururka Isku Xidhka Wadooyinka ee ARNA iyo ku dhawaaqista xubno cusub oo loo magacaabay hogaanka ururkan ayaa manta lagu qabtay Hoteelka Rays ee magaalda Boorama.
Tan iyo tadabaadadii u dambeeyay ayaa waxa lugu arkayay doodo iyo fikrado kala duwan oo ka soo baxay goobaha ay isku yimadeen jahliyada Somaliland ee ku dhaqan dalkan Netherlands iyagoo kala qabA fikrado xasaasI ah oo ku lug leh shirweynaha golaha dhex ee xisbiga kulmiye
Xoghayaha guddida khayraadka dabiiciga ah iyo deegaanka Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi, isla markaana ah ku simaha gudoomiyaha guddigaasi ayaa sheegay in qaabka ay u dhaqmayso wasaarada macdanta iyo biyuhu ay baab’isay rajadii ummada reer somaliland ay ka qabtay in si dhakhso ah
READ/IQRA is pleased to acknowledge, with great appreciation, to its friends in Djibouti (represented by Asha Youssouf) for donating US$11,129.00 as their first contribution to the Organization’s GEB Secondary Project.
Borama-(Lug)-Maanta ayaa magaalada Borama waxa ka amba baxday Gudi dhowr Xubnood ah oo ujeedada safarkoodu yahay inay soo dayactiraan soona siyaartaan xabaashii Sh.Samaroon Allaha u naxariistee oo ku taala degmada Xiis ee G/Sanaag.
Borama-(Lug)-Xaflada heer sare loo soo agaasimay oo ku suntanayd qalinjabinta dufcadii ugu horeysay ee ka qalinjabisa Mac-hadka Barashada Luuqadaha iyo Computerka ee Waaberi ee magaalada Borama, ayaa caawa ka dhacday Hotel Rays ,
Burco-(Lug)-Waxaa maanta Hotel City Blaza ee magaalada Burco si rasmi ah uga furmay shirwaynihii Xisbiga Kulmiye oo maalintii shalay ahayd dib u dhacay, shirwaynahan oo maanta ku bilaabmay Jawi wanaagsan ayaa waxa hadal dheer ka jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Burco-(Lug)-Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo la filayey inuu maanta oo sabtidii ka furmo xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa dib loo riixey kadib markii Gudida qabanqaabada Shirka Golaha dhexe iyo masuuliyiinta hogaanka sare ee Xisbiga Kulmiye dib ugu dhigeen xaalado shirka lasoo dersey awgeed.
Waxa Soo Agaasimay Ururka Dhalainyarada Reer Awdal Ee Riyaad Ee “SAW”
Riyaad-(Lug)-Xaflad si wayn loo soo agaasimay looguna magac daray “xuska maalinta Zayliciga” ayaa xalay lagu qabtay hoolka munaasabadaha ee al Dirwazah ee ku yaal magaaladan Riyaad, waxaana halkaasi isugu yimid ciyaaro kala duwan oo hidde iyo
Dhammaanba dadka ay magacyadoodu hoosku qoranyihiin waxay hambalayo iyo tahniyad u dirayaan Boqorka;Yaasiin Maxamed Ismaaciil iyo Boqorada Luula Aw Cabdi Muxumed Geelle oo maanta oo bishu tahay 22/08/08 uu ka dhacay magaalada Sanca ee dalka Yemen
Burco-(Lug)-Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa lagu wadaa inuu bari ka furmo Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,waxaney magaalada Burco habeenkan caawa ah la ceeryoomeysaa higilka,iyo saxmada ergooyinka golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo 171 xubnood ka kooban.
C/Laahi Diiriyoow London Ayaan Imanayaa October, Ee Bbc-da Aynu Ku Kulano Cadaymahaagana Soo Ururso, Hadalkuba Ha Yaraadee
Hargeysa-(Lug)-Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa maanta si kulul u difaacay lahaanshaha inuu yahay midkii daah furay Miisaanka Maansada Somalida., hadaladaa waxa uu jeediyay mar uu la hadlayay Suxufiyiin iyo koox hidaha iyo dhaqanka Somaliyeed aad u daneeya.
Wakhtiyada qaarkood ayaad is odhanaysaa shacbiga Soomaaliland waa carruur ku istareexda sasabaha ,wax yar oo macmacaan oo loo iibiyana waxay ku illoobaan cadhado ay qabeen cid kastoo wax yeelaysay ama karbaashtay kana oohisay .