Boorama-(lug)-Ciyaar taariikhi ah ayaa maanta ka dhacday garoonka Xasan Sh. Muumin ee magaalada Boorama, ciyaartan ayaa waxa isku arkay dhalinyaro ciyaaraha Boorama isaga dambaysay ee
Boorama-(lug)-Ciyaar taariikhi ah ayaa maanta ka dhacday garoonka Xasan Sh. Muumin ee magaalada Boorama, ciyaartan ayaa waxa isku arkay dhalinyaro ciyaaraha Boorama isaga dambaysay ee
Khartoum-(Lug)-Sida u caadada ah bulshooyinka kala duwan ee dunida dacaladeeda ku nool qaarkood ayaa waxa ay Suudaaniyiintuna kusoo ciidaan gobolada ay ka soo jeedaan ee ka baxsan xarunta Khurtuum , taasi oo magaalada ka dhigta maalinta ciidda mid haawanaysa.
Musharaxa Jagada M/Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng. Saylici ayaa waxa uu munaasabada ciida aawadeed hambalyo u dirayaa gabi ahaanba umada islaamka ah meelkasta oo ay joogto, Shacabka reer Soomaaliland ee dalka ku sugan, Gabi ahaanba
Boorama-(Lug)-Ilaa saaka waabarigii oo uu qofwalba ku baraarugay takbiirta ciida ee ay masaajidadu isku dareen ayaa waxa si habsami ah u socda ciidii barakaysnayd ee bisha ramadaan.
Dhamaan ehelaada dalka joogta ka salaan TV Boorama oo u soo dir salaama ciida kana qayb qaado barnaamijka salaamaha ciida ee TV Boorama.
Hadaba ku soo hagaaji Salaamahaaga Emailka ah warka_awdal@yahoo.com, (warka islaash hoose awdal @yahoo.com)
Boorama-(Lug)-ciyaar aad u xiiso badan oo loogu tartamayay koobkii mudaba soo socday ee bisha ramadaan ayaa galabta waxa ay dhex martay kooxaha Alnajax iyo maxamuud Darbad ee magaalada Boorama.
Sanca-(Lug)-Dalka Yemen ayaa waxa caawa si rasmi ah loogaga dhawaaqay in maalinta berri ah ay tahay ciid ayna tahay maalintii ugu horraysay ee bisha shawaal sidaana waxa telefishanka qaranka ka sheegtay wasaaradda hiddaha iyo dhaqanka,
Hambalyo-Gabi ahaanba Shaqalaha, Wariyayaasha, Maamulka, Tifaqyotiraha guud, Sawirqaadayaasha, Farsamo-yaqaanada iyo dhamaan bahda Lughayanews
Boorama-(Lug)-Abaaro sagaalkii fiidnimo ee caawa ayaa waxa magaalada Boorama lagaga dhawaaqay in ay maalinta bari ah tahay maalin ciid ah.
Boorama-(Lug)- Maalintii shalay ahayd ayay sshaqaalaha shirkada Telesom gudoonsiiyeen deeq lacageed oo ay ugu talo galeen shaalaha dhismaha ee dayrka dugsiga sare ee Sh. Cali Jawhar.
Akhristayasha sharafta badan ee Lughayanews iyo dadkayga meelkasta oo ay joogan waxan hawada idiin soo marinaya salaanta ugu qaalisan aduunka ee ah asalaamu calaykum. mahad waxa iska leh ilaahay ii ogolaaday inaan ka waramo waayo badan oo i soo maray.
Wiilkii Somaaliyeed ee looga shakiyay afduubka Diyaarada KLM ee ka duulaysay KolhnGermany ee ku socotay bariga Africa lagana lahaa waddanka Holland
Allaybaday-(Lug)-kooxda fanaaniinta ee Booliska Somaliland ee la yidhaahdo Godir Band ayaa saaka ka bilaabay Magaalada Allaybaday Wacyigalintii isduwaangalinta, fanaaniitaasi oo saaka khayriyada Allaybaday kusoo bandhigay
Boorama-(Lug)-Ciyaar kubada cagta ah oo aad uxiiso badan ayaa maanta dhex martay laba kooxood oo ka kala socday Wasaradaha caafimaadka iyo Waxbarashada ee gobolka Awdal, ciyaartan oo ay
Kolding -guddoomiyeha xisbiga Kulmiye ahna murashaxa xisbigaasi uga qaybgelaya doorashooyinka S.Land Md.Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inuu khilaafkii xisboga Kulmiye dhammaaday islamarkaana ay labadii dhinac si buuxda iskula
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigii uu hogaaminayay ee socdaalka ku marayay dalalka Faransiiska , Jarmalka iyo Ingiriiska ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay.
Qaabkani waa tilmaamay qaab tijaabo ah oo la yidhi halagu barbarto….” Sul. Dhawal
Umada waa la majara habaabinayaa waxana ka masuul ah komishanka…” Sul. Samatar
6 Bilood kahor ayaan ka dignay qaabka maanta… waanan qaadacaynaa…” Sul. Saleeban
Komishanku waxba ma maqlaan umadana….. ka masuula cawaaqibkeeda…” Sul. Baade
Allaybaday-(Lug)-Magaalada Allaybaday ayaa Todobaadan u danbeeyay ay ka muuqatay dhaqdhaaq Ganacsi oo xaga xoolaha ah oo ka duwan kii hore uga jiray iyada oo Saylada Xoolaha ee Allaybaday ay noqotay mid kusoo noqonaysa
Paris-(Lug)-Dawladda Faransiiska oo xilligan haysa jagada gudoomiyanimada European Unionka, kana mid ah quwadaha waaweyn ee adduunka ayaa ogolaatay in calanka Somaliland
Boorama-(Lug)-Aqoon is waydaarsi si wayn looga soo qayb galay ayaa maanta ka furmay xarunta Mana Geust House ee magaalada Boorama, Aqoon iswaydaarsigan oo socon doona mudo 3 cisho ah
Hargeysa-(Lug)-Waxa maalinba maalinta ka sii damabaysa sii kordhay horamarka ay ku talaabsanayaa shirkadaha gaarka ah ee ka hirgalay sanooyinkii ugu dambeeyay dalkan Soomaliland gaar ahaan kuwa korantada iyo kuwa war isgaadhsiinta
Burco-(Lug)-Waa Agoon yar oo ka Mid aha Kumanaan ku Agoomoobay Wixii loogu yeedhay Halgankii Dib-u-xoraynta Somaliland ee ay Hormuudka Ka Ahyaanee Ururkii SNM
Dhamaan Bahda Lughayanews
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2. Wariye Cabdale Cali Yuusuf
3. Wariye Sakariye Hussein
4. Wariye Hassan Isse
5. Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyane)
Waxa uu muhaajirku yahay mid la isku laayo sidii loo bililiqaysan lahaa… waxa loo samaystay xeryo iyo sisilado culus oo lagu xidho… waa waayo la mid ah kuwii Ganacsigii Adoonta ee Africa”