Dhamaan Bahda Lughayanews
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2. Wariye Cabdale Cali Yuusuf
3. Wariye Sakariye Hussein
4. Wariye Hassan Isse
5. Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyane)
6. Wariye Cumar Maxamed Faarax
7. Wariye Cilmi Yuusuf Cadaawe
8. Wariye Sakariye Carab Cadan (Suxufi)
9. Wariye Ibraahim Maxamed (Zaki)
10.Wariye C/raxmaan Nuur Axmed (Hiiraan)
Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka
Boqor Cabdiqani Yuusuf Caateeye
iyo
Boqorada Duniya Aadan Muuse
Oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 25/09/08, waxaanay leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela, aqalgalkoodana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
Aamiim aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Meher: Boqor Cabdiqani Yuusuf Caateeye Iyo Boqorada Duniya Aadan Muuse Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback