Hambalyo-Gabi ahaanba Shaqalaha, Wariyayaasha, Maamulka, Tifaqyotiraha guud, Sawirqaadayaasha, Farsamo-yaqaanada iyo dhamaan bahda Lughayanews waxa ay salaan iyo tahniyad u dirayaan dadwaynaha Somaliland kuwa Soomaaliyeed iyo guud ahaanba dadka islaamka ah meelkasta oo ay ku joogaanba waxana ay leeyihiin ku ciida ciid wanaagsan eebana ha idinka aqbalo saankii bidhii ramadaan
Aamiin Aaamiin Aaamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Ciid Wanaagsan: Lughayanews "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback