Musharaxa Jagada M/Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng. Saylici ayaa waxa uu munaasabada ciida aawadeed hambalyo u dirayaa gabi ahaanba umada islaamka ah meelkasta oo ay joogto, Shacabka reer Soomaaliland ee dalka ku sugan, Gabi ahaanba Qurbojooga reer Awdal/Salal iyo Reer Somaalilandba, taageerayasha Xisbiga ee dalka iyo dibadaba iyo gabi ahaanba inta jecel isbadalka fayoow ee siyaasad wadaaga iyo wadatashiga hormarka wata lu fikirta soona dhawaynaysa.
Waxa uu Musharaxa Jagada M/Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng. Saylici leeyahay eebe ha idinka Aqbalo Soonkii ramadaanta, ciidan ciideedana ku gaadha bashbash iyo Barwaaqo
Aamiin Aamiin Aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Musharaxa Jagada M/Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng. Saylici iyo Hambalyada Ciida "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback