Quinstown-(Lug)-Maanta Salaadii jimce ka dib ayaa qoys Soomaaaliyeed oo degan magaalada Quinstown si arxan daro ah loogu gawracay laguna dilay ka dib markii ay dad gadoodsan oo faasas sita ay ku soo weerareen gurigooda
Quinstown-(Lug)-Maanta Salaadii jimce ka dib ayaa qoys Soomaaaliyeed oo degan magaalada Quinstown si arxan daro ah loogu gawracay laguna dilay ka dib markii ay dad gadoodsan oo faasas sita ay ku soo weerareen gurigooda
Borama-(Lug)-Hayada samafalka ee Amoud-Foundation ayaa deeq raashin ah oo gargaara gaadhsiisay 120 qoys oo degen deegaanka Daraymacaane, deegaankaas oo geesta waqooyi kaga beegan magaalada Boorama, ayaa u jira magaalada qiyaas dhan 6Km,
Johannesburg-(Lug)-Aqalka baarlamaanka koonfurta Afrika ayaa maanta u doortey madaxweynaha cusub ee dalka Kgalema Motlanthe, oo ahaa madaxweyne ku xigeenka African National Congress (ANC) ,
Borama-(Lug)-Maamulaha shirkada Isgaarsiinta TELESOM ahna Guddoomiyaha Ururka dhismaha waddooyinka gobolada Awdal iyo Salal Mudane C/qaadir Aadan Nuur, waxuu ugu baaqay Jaaliyadaha kala duwan ee Somaliland
Waxa mahad iska leh Allah SWT ugu bushaareeyey saa’imiinta ay ka galaan jannada Albaabka (RAYAAN) waxay naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee Nebigeenii Maxamed ahaa CSW ka soo weriyeen inuu inaa barray sidaan u qabsanay kitaabka iyo sunnada rasuulka,
Boorama-(Lug)-Hayada wadaniga ah ee IQRA ayaa ka wada ololihii wacyigalinta diiwaangalinta soo socota degaanada degmada Baki. Hawshan ayaana waxa
Berebera-(Lug)-Dalxiis ahaan waqti walba oo aad Berbera tagto waxa kugu sawiran oo waajib kugu ah in aad soo siyaarto barahii jacaylka ee Cilmi iyo Hodan.
Borama-(Lug)-Sanadkasta Maamulka Awdal Charity waxuu afur iyo Casho sharaf u sameeyea dadwayne tiro badan oo daafaha magaalada iyo gudaha ku nool., haddaba munaasabaddii noocaas ahayd ee Sanadkan ayaa Xalay guriga madaxa arrimaha Dibada ee Awdal Jarity Md.Maxamad Siciid Guuleed
Hargeysa-(Lug)-Axmed X. Cali Cadami oo ka mid ahaa labadii musharrax ee ka cadhooday shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo guddi uu Guddoomiye u yahay oo ay iska dhex doorteen ilaa 50 xubnood oo ka mid ah xubnihii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE
Wadanka United State Of America (USA) oo ahaa qarnigii aan soo dhafnay horyaalka dhaqaalaha iyo technolojiyada ee aduunyada ayaa noqday maanta mid ladaalaa dhacaya badbaadinta sidii uu u heli lahaa xal kama dambays ah
Hargeysa-(Lug)-Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo shan xubnood oo ka tirsan kooxdiisa ayaa deedafeeyey go’aanka iyo talooyinka guddida Xeer-beegtida ahi ka soo saareen khilaafkii ka dhashay shirkii Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE
Sanca-(Lug)-Iyadoo lagu gudo jiro dabayaaqada bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxa magaalada Sanca iyo magaalooyinka kale ee dalka Yemen aad looga dareemayaa u diyaar garowga Ciid-Al Fidrida oo ay waxyar ina xigto.
sidaa darteed marka aad tagto suuqyada waaweyn ee magaalada Sanca waxa aad ku arkaysaa dad aad u fara badan oo ka yimid Tuulooyinka
48 saacadood ee na soo dhaafay waxa magaalada muqdisho ka socday ilaa wakhti xaadirkana joogsan xasuuq ba,an oo ka dhicin sanooyinkii ugu dambeeyay iyadoo aanu ka warhayno in dadka ku dhaqani dhagahooga iyo nolal maalmoodkooda ka mid noqday duqaynta lugu wado
Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Maqaal noqon doona taxane , kaasi oo ku soo bixi doona saxaafada wiigiiba hal mar, ujeedada Barnaamijkani waa sidii loo kobcin lahaa , loona baraarujin lahaa Bulshada reer Somaliland aqoonta ay u leeyihiin xidhiidhka dawlada iyo xuquuqdooda.
Hargeysa-(Lug)–Guddida Dhexdhexaadinta khilaafka xisbiga KULMIYE ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay go’aamo iyo talooyin ay ka gaadheen arrinta, isla markaana ay doonayaan inay ku soo afjaraan khilaafkaas.
Qalinkii Wariye Xasan Ciise
Run ahaantii aad baan uga meer meeray in aan kombuuter dul fadhiisto oo aan wax uun ka idhaahdo waraysiga uu Wariye Sakariye Xuseen la yeeshay Ustaad Mxamed Siciid Dheeldheel ee shalay Lughaya ku soo baxay, ugu horayn waxa uu ahaa waraysigu mid aad heer sare
Berbera-(Lug)-Ururka dhalinyaradda ee YOVENCO ayaa si diiran uga billabay shalay Berbera wacyigelin ku saabsan isdiiwaangelinta doorashooyinka oo la filayo in ay ka bilaabmaan gobolka Saaxil 14 October ee bisha fooda inagu soo haysa.
Boorama-(Lug)-Ilaa maalintii shalay ahayd waxa si rasmi ah uga bilaabmay degaanada degmooyinka Saylac iyo Lughaya olole wacyi galin ah oo ay samaynayaan ururo wadani ahi taasi oo ku aadan wacyigalinta diiwaangalinta qaranka Somaliland.
Hargeysa-(Lug)-Aduunka aynu ku noolnahay waxa ka dhaca qisooyin badan oo kal qadhaadh oo naftaada marka ay akhriso ama loo sheego ay dareemayso cabsi iyo argagax waayo sida ay waxa u dheceen ayaad ka naxaysaa laakin waxaa loo baahan yahay in marka aad akhriso ama aad maqasho in aad waxa ku qaadato qisadan waxay iskugu jirtaa […]
Allaybaday-(Lug)-Waxa si fiican uga da’aayay Degmada Allaybaday ee Gobol waynaha Gabilay roobabkii xiliga Karanta kuwaasi oo aad loogu diirsaday, kadib markii roobabkii daraaceed iyo kuwii xagaaguba ay ku yaraayeen ma teelteel ku ahaayeen Degmada Allaybaday
Guddoomiyaha cusub ee garabka haweenkan qaarada Yurub marwo Caasha Xuseen Maraykan ayaa xallay aafuro iyo casho u samaysay guddoomiyayaasha laamaha UK iyo Europe ee xisbiga Cadaalada iyo daryeelka UCID,
Burco-(Lug)-Guud ahaanba Suuqyada waaweyn ee Magaalada Labaad ee Somaliland ugu weyn ee Burco ayaa laga Dareemayaa Culays Iyo Camirnaan intii Hore ka Badan,