Hargeysa-(Lug)-Culimada Magaalada Hargeysa ayaa si kulul u naqdiyay isla markaana Xaaran ku tilmaamay qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Culimada Magaalada Hargeysa ayaa si kulul u naqdiyay isla markaana Xaaran ku tilmaamay qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Hargaysa-(Lug)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta Gacanta ku dhigay Koox looga shakisanyahay Argagaxiso ka tirsan kuwii dhawaan Qaraxyada ka fuliyay Somaliland
Allaybaday-(Lug)-Allaybaday ayaa waxa lagu qabtay Isku soobax balaadhan oo lagu cambaaraynaayay qaraxyadii shalay lala beegsaday Madaxtooyada JSL, Xarunta Qaramada midoobay ee UNDP iyo Safaarada itoobiya ee Hargaysa.
Riyaad-(Lug)-Wakiilka SomaliLand u fadhiya dalkan boqortooyada Sucuudiga Axmad Maxamad Siciid iyo guddoomiyaha jaaliyadda reer Djibouti ee deggan dalkan Ayman Xuseen Dagaal
Baaq Ah :Tacsi, Canbaarayn Iyo Tageero Sida Wadajir Ah Uga Yimid, UDUB Norway, Ucid Norway Iyo Kulmiye Norway…
Maamulka Puntland ayaa maanta oo khamiisa sheegay in ay u qabteen qaraxyadii shalay oo galaaftay 30 nafood sheekh lagu magacaabo Mohamud Ismail .
Boorama-(Lug)-Musharax adaxwayne -ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng. Saylici ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay caasimada Hargaysa.
Boorama-(Lug)-Masuuliyiinta ururka badbaadada caruurta iyo haweenka ee Kaalmo ee kala ah Wasiira Cadi Faarax, Xaawo Rooble Cidheere,
Boorama-(Lug)- Culimada diinta ee magalada Boorama oo uu horkacayay Sheekhullbaladka Boorama Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar ayaa galabta si
Boorama-(Lug)-Isusoobax aad u dhiilayan oo lagu muujinayay sida ay dadka reer Boora uga xun yihiin qaraxyadii ka dhacay Hargaysa
Boorama-(Lug)-Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige oo ay hareero fadhiyaan Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, Sul. Ibraahim Jaamac Samatar. Sul. Saleebaan Cali, Sul. Xasan Xadi Baade,
Boorama-(Lug)-Shir jaraa’id ayay maanta wada jir u qabteen wasiirka xidhiidhka golayaasha Cabdi Xasan Buuni iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle shirkaas oo lagu qabtay hotel Rays ee
Boqol Iyo Afartan Kun Oo Codbixiye Ayay Tilmaamaysaa Natiijada Hordhaca Ahi In Ay Is Diiwaan Galiyeen”
Aniga oo aad iyo aad uga tiiranyeysan isla markaana argagaxa iyo jidhidhico badani ay jidhkayga taabatay markii aan maqlay warka dhiilada iyo naxdinta huwan
Hargaysa-(Lug)-Madaxda Axsaabta mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Ucid ayaa marii u horaysay ka hadlay falalkii qaraxyada ahaa ee lala beegsaday meelo muhiim ah oo ku yaala caasimada Hargaysa.
Dhamaan ardayda JSL ee wax ka barata dalka Yemen waxay cambaarayn kulul usoo jeedinayaan wax magaratada ka danbaysay falalkii is biimayneed ee lagu beegsaday
Jaaliyada labada gobol ee Awdal iyo Salal ee ku dhaqan magaalooyinka kala duwan ee dalka Uganda waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan bulsha waynta reer Somaliland gaar ahaana ehelada, qaraabada
Hargeysa-(Lug)-Inkasta oo aanan lahayn tirada dhabta ah ee dadka ku dhintay iyo inta ku dhaawacantay Qaraxyadani , Jawiga oo aad u kacsan aawadeed iyo Suxufiyiinta oo aan loo ogolayn gudaha
Hargeysa-(Lug)-Waxa goor dhawayd ka dhacay Magaalada Hargeysa Sadex Qarax ayaa lala beegsaday xarunta Hayadda UNDP , qayb ka mid ah Madaxtooyada iyo Safaarada Ethiopia ee magaalada Hargeysa,
Toronto-(Lug)-Abwaan Hadrawi oo la gudoonsiiyay Bilad Sharaf Dahab ah “Gold Medal” Waxa lagu qabtay magaalada Toronto ,Hilton Hotel, bishan Oktoober 25th .
Hargeysa-(Lug)-Waxaa wax lagu farxo ah in isdiiwan gelintu dadka la rabo inay codkooda dhiibtaan ka bilaaban tay ugu horayanba gobolkii loogu tala galay
Musse Biixi waa mucjiso ka mida Mucjisooyinka Burburin doona Somaliland
Allaybaday-(Lug)-Waxa maanta kormeer ku yimid Magaalada Allaybaday Madaxwayne kuxigeenak JSL Axmed Yuusuf Yaasiin waxayna ujeedada Safarkiisu la xidhiidhay sidda uu sheegay Wacyigalinta Diwaangalinta,
Qaahira-(Lug)-xabsiga Sujuun All Qanaadir All-Khayriya, oo ku yaala waqooyiga magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayaa aad u liidata,
Aabo, Saleebaan Axmed Camir iyo hooyo Xaliimo Axmed Qayre.
Xasan Saleebaan Axmed
C/laahi Saleebaan Axmed
Janaale Saleebaan Axmed