Weriyaasha reer Awdal
1-Prof Daahir Maxamuud Xaddi.           M akahiil
2-C/raxmaan Maxamed Habane            Makahiil
3-Abokor Xasan Caafi                               Maxamad Case

4-Haashim Sh Cumar Good.                     Makahiil
5-Daahir Axmed Jirde                              Makahiil
6-Maxamed Cumar Ibraahim Hyena     Makahiil
7-Cabdalle Cali Yuusuf                              Maxamad case
 
 Websiteyada reer awdal
1-awdalnews.com         Makahiil
2-boramanews.com     Habar Cafaan
3-lughaya.com              makahiil
4-haworo.com               makahiil
4-Saylac.com                 makahiil
5-hiildan.org                  Maxmad case
6-saylicipress.net          Maxamad case
7-Salalnews.com           Maxamad case
 
hada waxa ku bilaabayaa wariyaasha mid mid aniga oo ka hadlayaaa waxay jecel yihiin
 
Prof Daahir Maxamuud Xaddi,
waxa uu geed dheer iyo geed gaban u fuulay in uu magalada borama schooladeeda u bixiyo odayayadii beesha makahiil magac ku lahaaa,xataa buuraha ku dhow ayuu rabaa in uu magaca ka badalo waxa taasi u dheer waxa uu ciil qabaa in uu magaca dugsiga sare ee Eng ahmed  hasan ardaale iyo dugsiga hoose dhexe xaaji abdilaahi good uu ka badalo magacaasi ayuu rabaa isugu oo labada marxuum ay isku hayb yihiin, lakiin daahir uu rabo in uu magaca ka badalo ragaasi
 
Abdirahman Mahamed Habane,waxa uu afka ku taaagaa mar walba odayada sharafta mudan ee reer awdal jeelna kama baxo mar walba
 
Haashim Sh Cumar Good,waa nin wanaagsan, lakiin waxa uu buunbuuniyaa suldaan salaben iyo mudane aar sida kale waa wariye wnaagsan
 
Daahir Axmed Jirde,waxa si aan xad lahayn u buunbiniyaa sida sxbkii rag ay isku hayb yihiin sida xildhiban yasin abdirahman tolwaa, xataa war kaste oo uu soo diro waxa uu ku xirin yahan shaadhkha reer hoose ahaaneed
 
Cabdalle Cali Yuusuf,waxa uu si badbadan u faafiyaa wararka madaxwayne kuxigeenka kulmiye  ee saylici, taasi waxa u dheer markii abdirahman tolwaa lasoo dhawaynayayna, waxa u sawiray nin walba oo la joogay abdirahman tolwaa magacuu doono ha watee oo isku hayb yihiin tolwaa
 
Maxamed Cumar Ibraahim (Hyena),Wariyahan waa mid aan aad u tixgaliyo madama waa nin weyn waa nin kusoo jiray saxafada inbadan xataa soo bartay, waxa uu markaste afka ku taaaga rayaale oo jeelba kama baxo
 
Hada waxa rabaa in aan ka hadlo websiteyada reer awdal
 
awdalnews waa meel qadiimi ah waana wadada kali ah ee loo maro websiteyada reer awdal xataa dadka aan awdal u dhalay waxay isticmalaan awdalnews afka somaliga waxa loo ogol yihiin hashim uun in uu kusoo diro sida kale wax xumaan ah lagu qoro sitekaasi reer awdal oo dhana aad ayay u ixtiraamaan
  
boramanews.com  waa af gaaban run ahaantii wax aflagado ah laguma qoro siday doonto ahaate, ama rayaale ama xisbiyada ama qabiilada walaala ah ee dagan awdal, ceebmalaha
 
Lughaya.com waxa ku jaclaaday sawiro aan xad lahayn ayaa lasoo galiyaa oo reer awdal ama somaliland oo dhan ah, lakiin inta kali ahaada waxa mar mar ka dareemaysaaa inay meel u xagliso
 
Harawo.com.Waa  site cusub oo hada kasoo biiray Masraxa.lakiin harowo waa meel af qabiil ku hadasha,wax aan makahiil ahayn lagama sii daayo,xataa waxay qayb libaax ka qaadatay  khaliifkii Beesha habar cafaaan mar soo dhax maray iyada ayaa buunbuunin jirtay si reerkaasi ukala dhintaaan ama is dilaaan,lakiin taasi may dhicin

hiildan.org ,waa meel yar, barigii hore way fiicnay lakiin hada wasiir doon ayuu noqday oo jigjiga yarba masoo dhaafto

Saylac.com,waa meel wax lagu ilaashado dhaqala dadka iyo isku dirka beelaha waxa lagu xantaa in ay lacag kaste oo qaadhan ah abdirahman tolwaa hoosta ka siiyaaan
 
saylicipress.net waxa ku arkaaa qabilada samaroon sida reer yoonis reer nuur ama makahiil reer mahamed  ama mahadcase dhalinyaro musefiin, ama habar cafaan  taasina uma wnaagsana siteka
 
 
 
Xaaji Malik Muuse
Norway
xaaji@ymail.com

Fikrada Qoraagu kama Turjumayso Aragtida Lughayanews