hargeysa.jpgHargeysa-(Lug)-Waxa goor dhawayd ka dhacay Magaalada Hargeysa Sadex Qarax ayaa lala beegsaday xarunta Hayadda UNDP , qayb ka mid ah Madaxtooyada iyo Safaarada Ethiopia ee magaalada Hargeysa,

ilaa hadana lama oga inta uu leegyahay khasaaruhu. Balse waxaa la xaqiijinayaa in dhimasho iyo dhaawacba ay jiraan. Qaraxyaduna ay gaysteen bur-bur , gabi ahaan magaalada Hargeysa oo dhana ay Xaaladeedu kacsan tahay.

Waxii warar ka soo kardha kala soco shabakadan Lughayanews,  Sida ugu deg dega badan baan idiin la socodsiin doonaa.


Lughayanews

Hargeysa Office