Maxamed Axmed Muxumed (Maxamed Oromo ) oo ku dhashay magaalada Arabsiyo, kuna barbaaray Degmada Allaybaday oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo, ayaa afar saraakiil oo ka tirsan CID-ka Somaliland.
Maxamed Axmed Muxumed (Maxamed Oromo ) oo ku dhashay magaalada Arabsiyo, kuna barbaaray Degmada Allaybaday oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo, ayaa afar saraakiil oo ka tirsan CID-ka Somaliland.
Waxa Komishanka Doorashooyinka Qaranku ogaysiinayaa dadwaynaha reer Awdal in maalin dheeraada loogu darayo diiwaangalinta rasmiga ah
Anaga oo ah Qoska Reer Xuseen Daahir Canonuug waxaan hanbalyo diiran u diraynaa Md. C/raxmaan Nuur Ciise iyo marwo Sahra Xuseen Daahir (Ina canonuug) oo Meherkoodu ka Dhacay Caasimada G/Awdal ee Borama.
Jimciyada Al-Furqaan ee ka shaqaysa hawlaha xajka waxay xujayda reer Boorama ee sanadkan 2008 xajiyaysa ugu bishaaraynaysaa in ay u hayso
Boorama-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Ciro ayaa goor dhawayd soo gaadhay magaalada Boorama,.
Akhriste mar labad kulanti wanaagsan waxan maanta inii soo gudbinayanaa hadii aanu nahay bahda shabakada wararka ee lughaya.com .
63 goobood iskuma dhaafi karaan qalad ee waa ku talo gal ay komishanka iyo hayada Inter-peace ka masuul yihiin…”Sul Samatar
Hadii ay xukuumadu 24 saac gudahood inter-peace iyo komishanka kaga qaban waayaan waxa ay Awdal ka wadaan Salaadiintu……” Sul. Dhawal
3 cisho oo dhawayd waxa aan la kowsanay axsaab is eryanaysa iyaga ayaana ka masuul ah gabadhii […]
Waxa Xiisada Kiciyay Waa Wasiiro Qabyaalad U Socday Oo Dusha Laga Soo Amaray Oo Reeraha Dhegta Ugu Qabtay In Ay Tartamaan Oo..Eng Faysal Cali..
Boorama-(Lug)-Alle ha u naxariistee waxa maanta xabaalha Caraqoolaab lagu aasay marxuumad Xamdi Axmed Cabdi Miicaad oo shalay ku geeriyootay
Boorama-(Lug)-maalintii sedexaad ee diiwaangalinta Awdal iyaa wali xaaladeedu cakiran tahay, waxa ay goobahu ka siman yihiin gacan culayska
Allaybaday-(Lug)-Waftiga booqday Allaybaday ee uu hogaaminaayo G/Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada JSL C/casiis Maxamed Samaale.
Laascaano-(Lug)-Waxaa siminaar soconayay muddo labo casho ah uu maanta kusoo gabogaboobay magaalada Laascaanood.
Boorama-(Lug)-Abaaro 12kii duhurnimo ayaa waxa xabadi ayku dhacday Alle ha u naxariistee Xamda Axmed Cabdi Miicaad oo da’deedu tahay 19jir iyada oo ku sugnayd goobta diiwaangalinta ee Qoorgaab ee dagmada Boorama.
Boorama-(Lug)- Wasiirada ku sugan magaalada Boorama oo ay weheliyaan badhasaabka Gobolka, Maayarka Boorama iyo Xilibaano kale ayaa waxa Soo Gaadhay cabasho ka dhan ah sida ay diiiwaan galintu u socoto,
Boorama-(Lug)- Waxa la maqlayay rasaas ka dhacaysa goobta diiwaangalinta ee Galbeedi, rasaastan oo ahayd mid uu boolisku kor u ridayo ayaa
Saylac-(Lug)- Maayarka Magaalada Saylac Maxamed Cumar Cawad oo khadka taleefanka kala soo xidhiidhay shabakada Lughayanews ayaa u sheeegay in
Boorama-(Lug)- dadka reer Boorama Maalin kadib diiwaangalintii qaranka dareemo kala duduwan ayay ka bixinayaa khaladaadka iyo gaabiska ilaa
Saylac-(Lug)-Wariye Cali Ismaaciil Aare ayaa waxa uu ku soo waramayaa in ay hawshu markale saaka si habsami ah uga bilaabatay magaalada Saylac kadib markii dib loo cilad tiray goobihii Saylac A iyo B ee
Boorama-(Lug)- Saaka dhulku waa qabaw, cadceedu wali fadka ayay ku jirtaa iyada oo ay saacadu ku dhawdahay 7:30kii subaxnimo, goobaha badi
“Cali-Xaydh Diiwaangalintu si fiican ayay uga socotaa mana taaban xiisada ka oogan Bariga degmada Baki”
Boorama-(Lug)-Wararka ugu xiisaha badan ee ku wajahan goobaha diiwaan galinta Boorama waxa ay ka imanayaan Xarunta diiwaangalinta ee Abuqays waxana ay sheegayaan in ay xidhan tay goobtu kadib markii ay maamulka goobta sheegeen in kumbiyuutarku uu ku xawilan
Saylac-(Lug)- Warar uu goor dhawayd Lughayanews soo gaadhsiiyay wariye madax banana oo la yidhaa Cali ISmaaciil Aare oo ku sugay magaalada Lawyacado ayaa waxa uu u soo waramayaa in ay dadka degaanka
Borama-(Lug)-Shir jaraa’iid oo uu goordhawayd qabtay Ismaaciil Muuse Nuur oo ah Madaxa Diiwangalinta Komishanka Qaranka ayaa waxa uu kaga waramay Xaaladda Diiwaangalinta