Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin ,
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin ,
Waxay noqoneysaa markii koowaad, uguna horeysey oo wargeys ay soo saareen xirfadlayaal saxaafadeed kaasoo ku baxa luuqada afka Soomaaliga, kana soo baxa dalka K/Afrika, wargeyks waxa uu kasoo baxay Cape Town, waxaana laga aqristey inta baddan dalka.
Aniga oo ah Cumar Maxamed Faarax kana mid ah suxifiyiinta Somaliland, isla markaana ah wakiilka shabakada Ramaasnews.com ee Somaliland,
Sanca-(Lug)-Waxa maanta si weyn loga xusayaa magaalada Cadan ee ugu wayn gobolada koonfureed ee dalka Yemen sannadguuradii 41aad ee kasoo wareegtay markii dawladii Yementa koonfureed xornimadii kaqaadatay gumaystihii Ingiriiska,
The siege at the Taj Mahal Hotel in the centre of Mumbai, formerly known as Bombay, has ended, bringing a halt to more than three days of terror in the city.
Two British and one Irish security guard were plucked from the sea by a military helicopter yesterday after they jumped from a tanker seized by pirates off Somalia, leaving behind more than two dozen crew members.
Maansadan Dhiig-yacab waxaay soo baxday 29/10/2008 waxaana curiyay abwaan Mahamed Osman Budin isagoo jooga magaalada Boorama ee gobalka Awdal wuxuna ka tiriy qaraxyadii waxashnimada
Three British security guards on board a chemical tanker hijacked today by Somali pirates have been rescued by helicopter, after jumping into the sea to escape.
Waxaa manta lagu qabtay beerta wayn Ceelmur ee magaalda Qardho Xaflad wayn oo laug caano shubayay Boqorka Daarod Boqor C/laahi Boqor Muuse (King kong), Xaflada Caano shubka boqorka daarod.
Hargeysa-(Lug)-Fanaanada weyn ee Faadumo Cabdilaahi Kaahin [Maandeeq], ayaa saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa,
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa sheegay maanta in qaraxyadii ka dhacay Magasalada Hargeysa ay fuliyeen lix nin oo shani ay tahay reer koonfur midina uu ahaa nin u dhashay Somaliland.
Tiro dad ah oo lagu heystay laba hotel oo ku yaala magaalada Mumbai ayaa laga sii daayay ragga hubeysan ee weerarada ku qaaday magaaladaasi, sida ay sheegeen dad goob joog ah.
Allaybaday-(Lug)-Waxa saaka laga bilaabay Magaalada Allaybaday hawl wado banayn ah taasi oo ay fulinteeda iska kaashadeen UHWA-ALLAYBADAY, D/Hoose ee Allaybaday iyo Dadwaynaha Magaalada iska ururiyay lacagtaasi lagu fulinaayo hawshaasi.
Kulankan oo lagu qabtay Premier Inn Hotel oo ku yaalla duleedka magaalada Cardiff, waxa uu u qabsoomay qaabkii loogu talo galay oo ahaa in qaybta hore ay xubnuhu warbixinno iyo xogogaal waran isu gudbiyaan,
Wargeyska Jamhuuriya oo sanad guuradiisii 17-aad xasayay maanta, waxa ay shahaado sharaf gudoonsiiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin.
SANAA (AFP)—Yemeni authorities have made contact with Somali pirates who are demanding two million dollars to release a Yemeni cargo ship they seized in the Gulf of Aden, officials said on Tuesday.
Waxaa dadweynaha dhamaan Degmada Allaybaday ay calaamo qoyan ku soo dhaween Rashiin iyo qalabkii waxbarashada ee keenay dhamaan Dugsiyada Degmada,
Md.Badhasaab Degmooyinkii kale ee Gobolka Salel Maamuladoodii waa la magacaabay oo way jiraan, waa Maxay sobobta Dib u dhaca ku keentay Magacaabistii Maamulka Degmada Boon???
Hargeysa-(Lug)-Hoggaamiyeyaasha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE iyo ururka la mamnuucay ee QARAN, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen xarunta xisbiga KULMIYE kaga wada-hadlay iskaashi wada-shaqayneed oo dhexmara labada dhinac,
Pirates commanding Saudi supertanker believed to have dropped ransom demand by $10m to $15m
Hargeysa-(Lug)-Shebekeda wararka ee SDWO.COM qaybteed samafalka ayaa deeq lacageed oo dhan $1230 doolar gudoonsiisay reer ka kooban 8 qof oo dhamaantood curyaamiin ah.
Islamist fighters have warned pirates holding a Saudi oil tanker they may launch an attack unless the ship and her crew are released.
SOMALILAND AMERICAN NEWSLETTER
SAC Interview with Mr. Abdirahman Saylici, Vice Presidential Candidate, Kulmiye Party You are cordially invited to participate in this conference call hosted by Somaliland American Council.
Haatuf, Pretoria, Xidhiidhka Tacliimeed ee u dhexeeya Jaamacada weyn ee Pretoria iyo Jaamacadda Hargeysa ayaa ah mid siikoreya, sanadkasta kuliyadda qeynuunka ee Jaamacadda Pretoria.
Dhamaan waxaan maanta halkan ku xusi doonaa haduu rabi idmo dood soo jireen ah oo ka dhex jirta bulshada soomaliyeed meel kasta oo ay joogto.