buugta_kusocota_jaamacadda_hargeisa_iyo_shaqaalaha_jaamacadda_pretoria.JPGHaatuf, Pretoria, Xidhiidhka Tacliimeed ee u dhexeeya Jaamacada weyn ee Pretoria iyo Jaamacadda Hargeysa ayaa ah mid siikoreya, sanadkasta kuliyadda qeynuunka ee Jaamacadda Pretoria.

 waxey u diraan 10 ardey iyo profesoro waxkadhiga jaamacadda Pretoria si ey markaasi daraasad kusaabsan xuquuqul insaanka iyo habka dowladeed ee Somaliland ey ugusooqaataan, iyadoo islamar ahaantaasina Jaamacadda Pretoria ey sanadwelba kasooqaatan ardey degree ga hore ee qeynuunka kasooqaata Jaamacadda Hargeysa, Master Degree goodana kasameeya Jaamacadda Pretoria.
buugta_kusocota_jaamacadda_hargeisa_iyo_shaqaalaha_jaamacadda_pretoria.JPG

Sanadkan waxey ardeyda iyo profesoradii lasocdey ee kasoolaabtey Somaliland kusoobandhigeen jaamacadda Pretoria waaya aragnimadii ey kasoodhaxleen Somaliland iyo goobihii kaladuwanaa ey booqdeen, muuqaaladda ey kazoo bandhigeen jaamacadda Hargeysa ayaa ahaa kuwo xiisobadan iyo xogba xanbaarsan.
mohamoud_faarah_prof_frans_and_martin_at_the_varsity_of_pretoira.jpg

Bandhiga ardeyda iyo profosarada lasocdey waxaa kamuuqeyneysey baahida dhinaca buugta oo kuyar makatabadda jaamacadda hargeysa tan oo sababtey in ey u abaabulaan buugtan ey nasiibka u yeesheen ardeyda jaamacadda hargeysa “Booqashadeydii aan booqdey Somaliland sanadkii hore iyo sanadkan 2008, ayaa waxa aanu dareeney baahida dhinaca buugta qeynuunka lagabarto oo kuyareyd jaamacadda Hargeysa, taasina waxey noqotey baahi ey muhiimtahey in aanu wax kaqabano” ayuu yidhi Mr. Martin,.
mohamoud_faarax_with_books.jpg

Isagoo siiwata hadalkiisana wuxuu tilmaamey “waxa mudoyar oo kayar 2 bilood aanu kuguuleysaney in aanu isugukeeno buugtan 550 buug ah oo kakooban qeynuunka caalamiga ah, waana bug mustawahoodu sareeyo daboolayana dhamaan qeybaha kaladuwan ee uu kakoobanyahey qeynuunka caalamiga ahi”. Mudane Martin
 

Saeed Furaa,
South Africa.
somalilandjournalist@gmail.com