Marka waxan halkan ka salaamayaa dhamaan bahda shabakada Lughayanews waxanan idinku amaanayaa sida fiican eed akhbaarta maxaliga ama localka ah usoo gudbisaan inta kaa dib waxan halkan hanbaylo uga diraynaa ururka ARNA.
Marka waxan halkan ka salaamayaa dhamaan bahda shabakada Lughayanews waxanan idinku amaanayaa sida fiican eed akhbaarta maxaliga ama localka ah usoo gudbisaan inta kaa dib waxan halkan hanbaylo uga diraynaa ururka ARNA.
Marka hore waxaan leehay hanbalyo hanbalyo beesha maxmauud celi ee hoganka cusub samaystay, waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay
Despite the fact that there are numerous opportunities where Somaliland can protect the interest of the international community better than anyone else, the International Community has acted as an ostrich that buried its head.
Dhamman Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoran Yihiin Waxay Hambalyo Aan La Soo Koobi Karaynu Dirayaan , Boqorka Cabdi Dahir Sheikh & Boqorada Muna Sh. Max’ud Sh. Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magalada Borama Nov 22,11,08
Boorama-(Lug)- Shir Jaraaid oo ay wada jir u qabteen Maayarka magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile iyo masuuliyiinta Sarsare ee ururka ARNA ayaa lagu shaaciyay in xal laga gaadhay khilaafkii mudada u dhexeeyay labada qaybood.
Boon-(Lug)-Kulan Balaadhan oo ay ka soo qayb galeen 100 xubnood oo isugu jira cuqaasha wax garadka aqoonyahanka culimada iyo dhalinyarada beesha Maxamuud Celi Ee Maxamed Case oo ka dhacay
The global economy suffered a new blow yesterday as Maersk, the world’s largest shipping company, announced that it would no longer put its tankers at the mercy of pirates off Somalia.
Salaamu calaykum dhamaan umada somaliyeed meel kasta ay joogto, waxa aan jecelahay Maanta in aan la wadaago dadka somaliyeed sheeko aniga igu dhacday oo aan ku suganahay ila waqtigan la joogo ,.
Guud ahaan marka loo fiirsho bulshada soomaalida oo ah dad u badan dad reer guura ah amaba xoolo dhaqato ayaa waxay si guud u leeyihiin dhaqan iyo.
Si loo dardar galiyo hawlaha samafalka iyo taageerada loogu talo galay Dhakhtarka Hargeysa ayaa Gudiga qaban qaabada kulamada iyo.
Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxay hambalyo iyo tahnmiyad aan lasoo koobi karin u dirayaan arooska Boqorka; Musdafa Axmed Caddaawe Iyo Boqorada:Muna Muxumed Xirsi..
Burco-(Lug)-Xukuumada Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa Dadaal Xoogan ugu Jirta Sidii ay Xilka uga Qaadi Lahayd Gudoomiyha Jaamacada Magaalada Burco prof.C/Salaan Yaasiin Maxamed,
Pirates who hijacked a Saudi oil tanker off the Somali coast are reported to have demanded a $25m (£17m) ransom, The AFP news agency, quoting one of the pirates, says the owners have been set a 10-day deadline to hand over the sum.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga JSL Mudane Axmed Maxamed Filanwaa ayaa maanta jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe,.
Waxaa galabka Gegida Egal International Airport ee magaalada Hargeisa ka soo degay Dhaawacii loo qaaday dalka Djibouti ee ku dhaawacmay qaraxyadii 29 October 2008 lala beegsaday Xarunta Madaxtooyada, Safaaradda Itoobiya iyo UNDP.
An Indian navy warship has destroyed a suspected Somali pirate vessel after it came under attack in the Gulf of Aden. INS Tabar sank the pirate “mother ship” after it failed to stop for investigation and opened fire instead, an Indian navy statement said. There has been a surge in piracy incidents off the coast […]
BEIJING-(Lug)-Attacks by pirates off the coast of Somalia have fiercely intensified, with five vessels reportedly hijacked in the past week, including Saudi-owned supertanker Sirius Star, the largest vessel ever seized at sea.
Laascaano-(Lug)-Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Jaamaca Nugaal University oo ay yeelan doonto magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool.
Pirates who hijacked an oil super tanker yesterday have begun to negotiate with the vessel’s owners and have taken the ship towards the Somali pirate haven of Eyl, the US Navy has said.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland, Mudane Nuur Aamin Ismaaciil, ayaa caawa soo saaray warsaxaafadeed.
Somali pirates hijack Saudi supertanker loaded with crude, largest ship ever seized
In a dramatic escalation of high seas crime, Somali pirates hijacked a Saudi supertanker loaded with crude hundreds of miles off the coast of East Africa — defeating the security web of warships trying to protect vital shipping lanes.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Cali Faarax Casoowe.
MOGADISHU-(Lug)-Sheik Adan Mohamed Madoobe, speaker of the Somali national parliament, called on lawmakers on Monday in the Kenyan capital of Nairobi,
US President-elect Barack Obama and his former rival John McCain have vowed to work together in a “new era of reform” to restore trust in government.