Archive for December, 2008
Posted in December 31st, 2008
Hargeysa-(Lug)-Jacaylka ayaa ah dareen rabitaan oo aad u xoog badan isla markaana nafta cadaadis ku saara inay hesho wax ay u baahan tahay nooc kasta oo uu yahayba, isagoo waa jacayalku aan u aabe yeelin qof walba waxa uu kala kulmaa dhib iyo walbahaar aad u xoogan
continue reading.....
Posted in December 31st, 2008
Hargeysa-(Lug)-Dawlada Hoose ee Hargeysa, ayaa saaka si rasmi ah u furtay waddada hormarta Madaxtooyada Somaliland, wadadaas oo xidhnayd tan iyo 29-kii October, markii qaraxyadii argagisixo lala beegsaday Madaxtooyada,
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Waxaa xalay ku ekayd xilligii loo cayimay inay hawsha diiwaangelintu ka socoto gobolka Sanaag, taas oo inta badan gobolka ay soo gebogebowday marka laga reebo goobo ku yaalla bariga Sanaag oo Komishanka Doorashooyinku muddada u kordhiyey
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Baydhabo-(Lug)-Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, kana tirsanaa hoggaamiye kooxeedyadii ay ka adkaadeen Maxkamadihii Islaamka sanadkii 2006
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Cusbitaalada dhimirka ee dalka, ayaa waxaa ku jira boqolaal qof, oo maskaxda wax ka qaba, kuwaasi oo duruufo nololeed oo adag iyo dawo la’aani ay hayso. Agaasimaha cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Berbera, Cali Aadan Wacays(Cali Dheere),
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa wuxuu ka waramay Dagaallo maalmihii aynu ka soo gudubnay ka socday Deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, kuwaasi oo la sheegayay in ay u dhaxeeyaan Xoogag kala taabacsan dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab iyo Dariiqada Ahlu Sunna Waljamaaca.
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Garoowe-(Lug)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xersi (Gen. Cadde) ayaa shalay ka qeybgalay bandhig Faneed ku saabsanaa nabadda oo ay soo bandhigeen Fanaaniin maalmahan booqasho ku marayey gobolada Puntland,
continue reading.....
Posted in December 30th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Xoghayaha guud ee dhinaca arrimaha dibada u qaabilsan Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa hadalkii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku sheegay
continue reading.....
Posted in December 29th, 2008
Borama-(Lug)-Sideedaba marka laga hadlayao komishanka doorashooyinka ee dal leeyahay ,waxa macnaheedu yahay dad kala saari kara umad isku qabsan karta wax sharciga dal leeyahay bannanayn iyo wax u bannanaynayo.
continue reading.....
Posted in December 29th, 2008
Qaahira-(Lug)-Ku dhawaad Arday gaadhaysa 430 qof ayaa ka qalinjabiyay kulliyadda beeraha ee Jaamacada Qaahira, Ardaydaasi qalinjabisay ayaa waxaa Ajaanib ka ahaa 7 Arday oo u kala dhashay,
continue reading.....
Posted in December 29th, 2008
Madaxweyne Yusuf oo xilka iska-casiley maaanta 29 Dec,2008 ayaa waxaa uu ka soo dagay garoonka diyaarada Conoco ee ku yaal duleedka magaalada Garowe.
continue reading.....
Posted in December 29th, 2008
Shir Balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Dhamaan Bulsho-waynta Reer Sanaag ee ku dhaqan Wadanka Ingiriiska ayaa Lagu Qabtay, Magaalada London,Shirkaas oo ay dadka ka soo qayb galay ka yimaadeen, Dhamaan Magaalooyinka waawayn Ee Carriga Ingiriiska,
continue reading.....
Posted in December 29th, 2008
Baydhabo-(Lug)-Madaxweynihii Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ka hor-sheegay mudanayaasha Baarlamaanka inuu iscasilay, isagoo hadal kooban ka jeediyay fadhigii maanta.
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Caaqil tiradoodu ka badan tahay 10 xubnood oo ka soo jeeda Beelaha H/Cafaan[samaroon] ayaa shalay magaalada Boorama ka soo saaray bayaan ay ku soo bandhigeen tabashooyin cadaalad daro oo ay sheegeen inuu beeshooda ku hayo maamulka g/Awdal.
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Hawl-wadeenada Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ee fulinaya hawsha diiwaangelinta codbixiyayaasha ayaa saaka ku waabariistay degmada Dhahar iyo Hadaaftimo ee dhaca bariga Gobolka Sanaag,
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Hooyo Safiya Caynaan Geelle iyo caruurteeda,Prof Maxamed Cabdi Xaaji iyo xaaskiisa,Prof Mustafe Cabdi Xaaji iyo xaaskiisa,Sahra Cabdi Xaaji iyo saygeeda Sacad Muuse, Ismahaan Cabdi Xaaji iyo saygeeda Maxamed Khadar,
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Baydhabo-(Lug)- Madaxweynaha dawladda Somalia Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo hore sida laga soo xigtay xildhibaanno ku dhowdhow oo warbaahinta u sheegay inuu maalinta Sabtida iscasilayo,
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Dhamaan Caailada reer Miigane Khayre oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan Aqal galka Boqor Siciid Maxamed Nuux iyo Boqorada Ladna Nuux Aamin Aare oo Aqalgalkoodu ka dhacay Wadanka USA magaalada Dalas.
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Hawsha Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta markii ugu horraysay si rasmiya uga bilaabantay deegaanada fogfog ee bariga Sanaag ee dhaca xuddaada ay iska galaan Puntland iyo Somaliland,
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Diiwaangalintu way ka duwan tahay tirokoob. Tirokoob waa marka la tiriyo shacabka oo dhan, yar iyo wayn sida ku dhigan xeerka qaramada midoobay oo tobonkii sanaba dalku waa in uu qoraa shacabka ku nool.
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Xisbiga UDUB UK waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diraya Xukuumadda, Axsaabta Qaranka, Ciidamada JSL iyo Shicibka Sanaag sida habsamida ah ee hawlaha Diiwaan galintu uga socdaan gobalka Sanaag
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Ka dib hanjabaad ka sooyeedhay wasiirka difaaca wadanka Israil Ohud Barak ayaa maanta ay kuqadeen weerakii ugu ba’naa kasi oo lagu tilmaamay xasuuq ka dhana jeeda Gaza iyo ururka Xamaas ee maamula jiidasi.
continue reading.....
Posted in December 28th, 2008
Laascaano-(Lug)-Waxaa maanta lagu qabtay Degmada Kalabaydh xaflad si aad ah loo soo agaasimay kana so qayb galeen masuuliyiin ka socda maamulka Somaliland.
continue reading.....
Posted in December 27th, 2008
Madaxwayne Rayale oo aan calan xagiisa danbe ka muuqan ayaa la kulmay dhiigyo cabka wayn ee Meles. Sida sawirku sheegayo ictiraafka Somaliland kama muuqato in wayaanuhu uu niyad u hayo Rayalena doorasho badan ma’alaha oo in la’isla sawiro ayey dani ugu jirtaa.
continue reading.....
Posted in December 27th, 2008
MUQADISHU, Dec 27 (Reuters) - Twelve people were killed on Saturday when an Islamist group seized control of a central Somali town in a battle with hardline al Shabaab militants, residents said.
continue reading.....