ubax.gifDhamaan Caailada reer Miigane Khayre oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan Aqal galka Boqor Siciid Maxamed Nuux iyo Boqorada Ladna Nuux Aamin Aare oo Aqalgalkoodu ka dhacay Wadanka USA magaalada Dalas.
waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu guur khayrle, Guurkiinu guri Barwaaqo, Guurkiinu Guri Raaga oo rayn rayn ku waara.. Aaaammmmiin
 
1. Mocooyo X.Yusur Miigane Khayre
2. Mocooyo X.Qalin Miigane Khayre
3. Mocooyo X.Cadar Axmed Mixile
4. X.Abshir Miigane Khayre iyo Xaasaskiisa, Caruurtiisa
5. Xaamud Miigane Khayre iyo Xaaskiisa
6. Xasan Xuseen Miigane iyo Xaaskiisa
7. Sh.Mukhtaar Xuseen Miigane iyo Xaaskiisa
8. Hinda C/laahi Ismaaciil iyo Caruurteeda
9. Malyuun C/laahi Ismaaciil iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda
10. Maryan C/laahi Yoonis iyo Caruurteeda
11. Fadxiya C/laahi Yoonis iyo Caruurteeda
12. Khadar Aw Barkhad Arbe iyo Xaaskiisa
13. Cabdi Barkhad iyo Caruurtiisa
14. Cumar/Faysal Barkhad Arbe
15. Maxamed Xuseen Miigane
16. Jimcaale Xuseen Miigane
17. Cumar Xuseen Miigane iyo xaaskiisa
18. C/kariim Xuseen Miigane
19. Khadra Xuseen Miigane iyo Caruurteeda
20. Nimco Xuseen Miigane iyo caruurteeda
21. Faadumo Xuseen Miigane iyo caruurteeda
22. Nimco Miigane Khayre iyo Caruurteeda
23. Abuubakar Xuseen Miigane
24. Ibraahim/Dayib Aw Barkhad
25. Axmed/Naasir Xuseen Miigane
26. Ubax c/laahi Yoonis

27. Mudane, Ismail Muumin Aar                      
28. Hooyo Sucaad Dayib Sheekh                      
29. Hooyo Cibaado Cumar Guuleed                    
30. Caasha Mmmin Aare                                    
31. Ahmed Osman Aare  
32. Nuur Amin Aare 
33. Chief  Said Ismail Haji Obsiye                      
34. Idiris Amin Aare                                             
35. Axmed Cisman Aare                                    
36. Maxamed Cisman Aare                               
37. Mukhtar Omar Muumin                                                                           
38. Xasan Nuur Aamin                                            
39. Mohamed Nur Amin
40. Canab Cumar Mumin
41. Abshir  Miigane  Iyo Xaaskiisa Ifrax Cali Cisman
42. Cumar Xuseen Miigane
43. Ismaaciil Xuseen Miigane
44. Jimcale Xuseen Miigane

45. Mudane,  Haji Abib Aw Muhumed  Moge
46. Suldaan Nur Ahmed  jibrir
47. Hasji Nuh Barkahadle
48. Mohamed Miigane Khayre (Abshir)
49. Mudane Ahmed Mahamoud (Garad) MP.
50. Mudane Ahmed Bakhad  ………….(MP)
51. Chief Caqil Said Ismail Haji  Obsiye 
52. Chief  Caqil  Dahir Abdi  Bade
53. Sh. Abubakar  Sh. Omer  Goth
54. Prof, Abdillahi Ahmed Shirdoon
55. Prince Ismail  Haji Hassan-Mattan Aw  Ali
56. Mr, Ibrahim Aden Qalib
57. Mr, Hashim Sh. Omer  Goth
58. Mr, Sa ad sh. Abdirahman sh Nur
59. Prof.    Amin sh. Said Sh .Hassan Nuriye


Hashim Goth

hashimgoth@hotmail.com

________________________________________________

Dhamaan Qoyska reer Aare oo kala jooga Norway,UK, Sweden, USA,Holand,Pakistan,UAE. waxay hanbalyo u dirayaan
Saciid Maxamed Nuux iyo Ladna Nuux Amin Aare oo arooskoodu ka dhacay 27/12/08 Axad,Hotelka Weyne ee Rennaisance oo yaal badhtamaha Magaalada Dallas ee Gobolk Texas.
 
waxaanan leenahay lamaanahaasi gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. guurkii guur khayr,gurigiina guri nagi, guulow ka yeel.

Magacyada dadka dira tahniyada arooska.
 
Aabo Ismail Muumin Aare.
Hooyo Suaad Dayib Sheikh Muxumed.
Aabo Qaasim Sheikh Yuusuf Ibrahim.
Hooyo Dayiba Aw Ali Aare.
Aabo Nuux Aamin  Aare.
Hooyo Safiya Abdilaahi Ismail.
Adeero Abdale  Cisman Aare.
Adero Maxmed CIsman Aare.
Adero Dayib Cisman Aare.
Aadeero Abdilaahi Aamin Aare
Adeero Nuur Aamin Aare.
Adeero Idiris Aamin Aare.
 
Edo Degan Muumin Aare
Edo Caasha Muumin Aare
Edo Mako Cisman Aare
Edo Madiina Cisman Aare
Edo Khadra Cisman Aare
Edo Xasna Cisman Aare
Edo Sacada Cisman Aare
Edo Maryan Aamin Aare
 
Foosiya Omar Muumin iyo Caruurteeda
Xabiiba Abdilaahi iyo caruurteeda
Canab Abdilaahi iyo Caruurteeda
Canab Omar Muumin iyo caruurteeda
Mukhtar Omar Muumin iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Naasir Omar Muumin  iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Ahmed Omar muumin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Abdirahman Abdilaahi Aamin(atam) iyo Xaasikuusa iyo caruurtiisa.
Maxamed Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa.
Omar Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Nimcaan Abdilaahi iyo Xaaskiisa.
Abdirahman Omar Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Muxumned Abdi Bade
Abdishakuur Ismail muumin
Liibaan Ismail muumin
Shugri ismail muumin
Bashiir Qaasim Sheikh Yuusuf
Hamda Qaasim sheikh Yuusuf
Deeqa Qaasim sheikh yuusuf
Abokor Omar muumin
Jamal Abdilahi Aaamin
Subeer Abdilaahi Aamin
Saleeban Ahmed Daa uud
Maxamed Abdi Madar
 
 
Abokor Omar muumin
Oslo ,Norway.