Hooyo Safiya Caynaan Geelle iyo caruurteeda,Prof Maxamed Cabdi Xaaji iyo xaaskiisa,Prof Mustafe Cabdi Xaaji iyo xaaskiisa,Sahra Cabdi Xaaji iyo saygeeda Sacad Muuse, Ismahaan Cabdi Xaaji iyo saygeeda Maxamed Khadar,
Siciid Cabdi Xaaji, Muxiyadiin Cabdi Xaaji, Nimco Canbdi Xaaji, Faa,isa Cabdi Xaaji,Hodan Cumar Samriye, Hooyo Yusur Caynaan Geelle iyo caruurteeda, Nimco Qaasin Cabdi,Hooyo Ruun Caynaan Geelle iyo hooyo Xaliimo Jaamac Magan iyo caruurtooda Sahra Maxamed Habane, Aayaanle Maxamed Habane, Safiya Maxamed Habane, Axmed Maxamed Habane, Jimcaale Maxamed Habane, C/raxmaan Maxamed Habane, Hooyo Sahra Cumar iyo caruurteeda,Kaltuun Muuse Caynaan Geelle iyo saygeeda,Yaasmiin Muuse Caynaan Geelle iyo saygeeda, Ayaan Muuse Caynaan, Sacad Muuse Caynaan iyo xaaskiisa Sahra Cabdi, C/fataax Muuse Caynaan, Hooyo Dakeeya Caynaan Geelle iyo caruurteeda,C/fataax Jaamac Muxumed, Khadra Jaamac Muxumed, Ruqiya Jaamac Muxumed, Cilmi Jaamac Muxumed, Xaliimo Jaamac Muxumed, C/wahaab Jaamac Muxumed, Xasan Jaamac Muxumed, Cumar Jaamac Muxumed, Hooyo Safiya Aw Xuseen iyo caruurteeda, Maxamed Cali Cumar iyo xaaskiisa Faadumo C/raxmaan, Nimco Cali Cumar, Ifraax Cali Cumar, Amaal Cali Cumar, Fadxiya Cali Cumar, Hooyo Maryan Muuse iyo caruurteeda, Khadra Cali Ibraahin, Maxamuud Cali Ibraahin,Roda iyo Cali, Hooyo Xaliimo Cali iyo caruurteeda, Aadan Faarax Cali, Warla Faarax Cali, Qalin Faarax Cali, Maryan Faarax Cali, C/salaan Jaamac Cali, Cadar Jaamac Cali, Aabo Faarax Caynaan Geelle iyo caruurtiisa
Waxgaradka iyo aqoonyahanada kala ah,;sULDAAN sH mUUSE cUMAR, Caaqil Ismaaciil Axmed Geelle, Dr Maxamed Faarax Maxa,ud,Dr Gahayr,C/risaaq Garaad, Cabdi Hindi, C/rashiid Xirsi,Ibraahin Wayrax,Eng Siiraanyo Xaaji Qaasin,X.Qaasin,Cumar Deheeye,Axmed Xuseen Shaafici,C/naasir Yuusuf Sanjeex,Shaakir, Maxamed Maxamuud Deheeye, Dayib Raage, X.Cumar Cismaan Kaahin iyo X.Muuse Jujuub.
Dhmaan dadkaasi oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisa waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada.
Mudane YAASIIN CABDI XAAJI RIIRAASH
iyo
Marwo.UGAASO MAXAMED HAAYIR
oo meherkoodu ka dhacay Hutelka Rays ee magaalada Boorama maalintii shalay oo ku beegnayd sanadkii cusbaa ee islaamka 1/1/1430 oo dhinaca miilaadigana ka ahayd 28/12/08.
“BAARAKALAAHU LAKUN WA BAARAKA CALAYKUM WA JAMACA BAYNAKUMAA FIL KHAYR”
Dhmaan dadka tahniyada dirayaa waxa ay leeyihiin noqda labadii hodmee hoy wada galee hoodaalee noqdoo hibo iyo ducaba naga hooyo,kuna waara nolol aayatiin leh oo uu ka abuuro ubad khayr leh iyo iyo reer lagu nasto oo lagu nagaado. Aamiinn-.
Cabdiraxmaan Maxamad Habane
habane777@hotmail.com


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Meher: Boqorka Yaasiin Cabdi Xaaji Iyo Boqorada Ugaaso Maxamed Axmed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback