1_880835_1_33.jpgKa dib hanjabaad ka sooyeedhay wasiirka difaaca wadanka Israil Ohud Barak ayaa maanta ay kuqadeen weerakii ugu ba’naa kasi oo lagu tilmaamay xasuuq ka dhana jeeda Gaza iyo ururka Xamaas ee maamula jiidasi.
1_880835_1_34.jpg

Weeraka ayaa waxaa ku nafwaayey ama ku shahiiday 205mujaahid sida ay tibaxayaan wararkii ugu danbeeyey isla markasina ay ku dhaawacmeen 400daka kabadani weeraku waa uu socdaa ilaahada  waxana ay wararku shegayaan in badan oo dhaawaca kamid ahi ay kusugan yihiin xaalad khatar ah.
2008122715272416797_2.jpg
 
Dhinaca caalamka hadii aynu egno iyo sida looga hadlay Jumciyada quruumaha, Ururka jaamacad carabta, maraYkanka, Yurub, iyo wadamo badan oo kamida  caalamka ayaa kutilmaamay waxlaga lga yax yaxo islamarkasina ugu baaqay Israil in ay joojiso weerarada lakiinse Israil ayaa ku handacoonaysa in ay siiwadi doonto werarada ilamaa ay ka taqalusayso uruka islaamiyiinta ah ee Xamaas.
20081227113927544734_3.jpg
20081227161418673734_5.jpg
aleqm5i9bmtxck8_32ciqqec5ahuxtttsw.jpg


Xamse Max’ud Cabas
Sanca-Yemen