CONAKRY, Guinea (AP) — Allies of Guinea’s longtime dictator mourned him in parliament on Friday but the leaders of the coup that followed his death did not attend the eulogy, raising questions about their control of the country.
CONAKRY, Guinea (AP) — Allies of Guinea’s longtime dictator mourned him in parliament on Friday but the leaders of the coup that followed his death did not attend the eulogy, raising questions about their control of the country.
Three Chinese navy ships, armed with special forces, helicopters and missiles, are on their way to join the international anti-piracy task force patrolling the waters off Somalia.
The Christmas Eve party in a Los Angeles family home was in full swing when an eight year old girl opened the door to Santa. Instead of giving her the large gift-wrapped box he was carrying he shot her in the face, then burst through the house shooting indiscriminately at fleeing guests.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay Dalka kadib markuu soo dhamaystay safar uu muddo 6,maalmood ah ugu maqnaa wadamada Jabuuti iyo Itoobiya.
Sanca-(Lug)-kadib cadaadis balaadhan oo kaga yimiday beesha caalamka ayaa waxaa uu sheegay maxadwaynaha dawlada federaalka ee kumeelgaadhka ah ee Somali C/laahi Yusuf Axmad in uu iscasili doono maalinta sabtida ah ee soosocota sida uu xaqiijiyey afhayeen madaxwaynu aanu kusheegay waraysi uu siiyey Tv-ga Al-jezeera.
Ceergaabo-(Lug)-Hawsha diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha ayaa ka bilaabamatay maanta guud ahaan deegaamada gobolka Sanaag marka laga reebo deegaamada bariga Sanaag.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay waxa Maanta ku qaabilay Aqalka Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Mudane, Ato Meles Zenawi, iyadoo kulanku qaatay muddo saacad iyo dheeradaa,
Ururka ardayda reer Adal ee wax ka barata dalka Sudaan ayaa waxay tahniyad iyo bogaadin u dirayaan Mudane C/Raxmaan Cali Maxamed(Gurguurte) iyo Marwo Muna Faarax Waaberi oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magalada Boorama
Midowga Africa ayaa u ogolaaday 3500 ee ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga Somalia inay hawsha sii wadaan laba bilood oo dheeraad ah, iyagoo ka codsaday wadamo badan inay soo diraan ciidamo.
asc wr wb dhammaan akhristayaasha sharafta leh waynu yara kala baadnay ayaan umaleeyaa mushquul dhankayga kayimid awgii sikastaba hanoqotee caawa ayaa waxaa iisuuurtawday inaan inii soo bandhigo qayb kamid
Boorama-(Lug)-Sacaada Cabdi Faarax Abraar Norway iyo Xaliimo Xasan Sacad oo ka mid ah qurbojooga reer Awdal ee dalalka Norway iyo Canada oo socdaal ku yimid Somaliland gaar ahaan magaalada Boorame,
Hargeysa-(Lug)-Shirweynihii Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa dib uga dhacay muddadii loo qoondeeyay inuu ku qabsoomo, ka dib markii Hoggaanka Sare ee Xisbigu shaaciyay in dib loo dhigay ilaa iyo 17/01/2009, halka markii hore qorshuhu ahaa inuu ku qabsoomi 03/01/2009.
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa galabta ka ambabaxay magaalada Hargeysa, isaga oo u kicitimay
Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Africa Jendayi Frazer ayaa si gooni gooni ah u qaabishay Madaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Raiiusul Wasaare Nuur Xasan Xuseen.
Haddaan Ina Rayaale laga qaban dalka meel dheer baa laga dooni doonaa”
“Marka Dadka Adduunka ee ina eegayaa Galaan Madaxtooyada Waxay Arkayaan Afar Qol oo Hoose oo Madaxweyne Rayaale Xafiis u ah iyo Afar Sare oo Carruurtiisii ka Qaylinayso” Wasiir-ku-xigeenkii Hore ee Hawlaha Guud iyo Guriyeynta..
An Iraqi journalist who flung shoes at US President George W Bush will go on trial on 31 December, his brother and a judge have said.
Muntadar al-Zaidi is accused of “aggression against a foreign head of state” over the 14 December incident.
Edo Xaajiyo Xasna Saban
Ibrahim Ismaciil Saban iyo xaaskiisa Fatxiya Aw Farax Subane, Axmed Ismaciil Saban iyo xaaskiisa Rooda,
Guuleed Maxamad Saban,
Dr Maxamad Xasan Dirir iyo Xaaskiisa Faaisa xasan iyo Caruurtooda,
Dhamaan Dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxay tahniyad u dirayaan Cumar Xuseen Miigane iyo Sucaad Caydiid oo gabadhi ugu dhalatay UK. gabadhaas oo loo bixiyay Sumaya Cumar Xuseen Miigane
Jaamacadaha Somaliland Oo La Mataanoobay Kenyata University:.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirul dawlaha wasaarada wabarashada Somaliland, Md. Maxamuud Garaad Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah u furay barnaamij lagu caawinayo waxbarashada sare ee dalka,
Kurdistan: Kurdiyiintu waxay deganyihiin deegaamo aad u faro badan oo khayraadku ceegaagay waxayna ku baahsanyihiin oo kala xidhay xuduudaha wadamada Turkey, Iran ,Irak,iyo Syria
Port Elizabeth South Africa: Waxaa maanta lugu wax yeeleeyay Muwaadin Soomaliyeed oo aanan iisuurta galin aan helo migiciisa asagoo u tagay in uu soo qaraacdo sharcigiisa oo dhacay Magaalda Port Elizabeth ee Gobalka Eastern Cape.
Laascaano-(Lug)-Maalmihii lasoo dhaafa ayaa waxaa ka taagnaa Hawdka u dhaxeeya Gobolka Sool iyo Mudug colaad dhex martay Beelo walaalo ah oo wada dega deegaankaasi Belahaasi oo horay ay u dhex mareen Colaado
Sanca-(Lug) Internet and telephone services between Europe, the Middle East and Asia have been severely disrupted after three submarine cables in the Mediterranean Sea were cut.
Borama-(Lug)-Maamulka Machadka Barashada Cumputerka ee Goljano ayaa xalay xaflad qalinjabin ah u qabtay 163 arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho, kuwaas oo dhamaystay barashada xirfada cumputerada,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta waxa Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Djibouti ku soo dhaweeyay, Raiiisal Wasaaraha Dalka Djibouti, Mudane, Diletta Maxamed Dilleta,